Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

C/weli Gaas”Dowlada Federaalka Wax lug ah kuma lahan Duulaanka Al-Shabaab ee Puntland”

$
0
0

Madaxweynaha Puntland . Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo waraysi siiyey laanta afsoomaaliga ee VOA ayaa u sheegay in eedeynta loo jeediyey Dowladda Federaalku ee ahayd “in aysan ka lug marneyn al-Shabaabka doonyaha ku yimid Puntland” ay tahay mid qaldan, wuxuu sheegay in iyaga iyo Dowladda Federaalku isku cadow yihiin, al-Shabaana ay yihiin cadowga umadda Soomaaliyeed.

Halkan ka dhegayso Waraysiga Gaas.

Dhanka kale maalmo ka hor ayay ahayd markii Wasiirka Amniga Puntland uu dowlada Soomaaliya uu ku eedeeyey inay soo Abaabushay  duulaanka Al-Shabaab ee dowlada Puntland,iyadoona uu arinkaasi maanta beeniyey Madaxweynaha Dibad Wareega Ah ee Puntland.

Halkan Hoose ka dhegayso Wasiirka Amniga Puntland.

Gaas-iyo-Guuleed


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles