Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Munaasabad Ballaaran oo Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida ah oo Magaalada Bristol lagu Qabtay(Sawiro).

$
0
0

Magaalada Bristol ee Cariga Dalka Ingiriiska ayaa maanta oo axad ahayd Waxa lagu Qabtay Munaasabad Aad u Ballaaran oo ku Saabsanayd Dhaqanka Suuban ee Soomaalida.

Munaasabadan oo ahayd Mid Dhaqan ayaa Waxa Kasoo Qeybgallay Duqa Degmada Bristol Mr.George Ferguson,C/fataax Ugaas Yaasiin Ugaas C/raxmaan,Mudane.C/qaadir Shiikh iyo Mudane.Dubad iyo Marti Sharaf Kale oo tira badan.

Intii ay Munaasabadu ay Socotay Waxa Madasha lagu Soo Bandhigay Dhaqamo badan oo ka turjumayay Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida kuwaas oo dhamaan Ajaanimtii Xaflada kasoo Qeybgashay ay si Weyn uga heleen.

Sanad walba xiligan oo kale ayaa Waxa Magaalada Bristol lagu qabtaa Munaasabad ku saabsan Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida,taas oo faaiido weyn u leh Dhalaanka Soomaaliyeed ee Qurbaha ku dhashay amase ku Barbaaray.

535186_1238023752892292_1459418856111807148_n 10390951_1238023906225610_6428530147970386544_n 11182077_1238023696225631_8995644937527690877_n 12108854_1238023856225615_5721681917735111313_n 12814560_1238023829558951_6145272785554125307_n 10570376_1238023959558938_3277492236161973212_n 11138623_1238023936225607_5828476722457521875_n 12814429_1238023646225636_3020868219544054009_n (1) 12814429_1238023646225636_3020868219544054009_n

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles