1-Hay’adda Jidadka Puntland ee PHA Maxamud cabdi nuur Cumar Maxamud
2-Hay’adda Asteynta & Maamul wanaaga Cabdiraxmaan Cali Ciise Maxamuud
3-Hay’adda Maalgashiga& Horumarita PIDA Cabdinaasir Maxamud Guray Cumar Maxamud
4-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka C/laahi Maxamed Ceyrow Ciise Maxamuud
5-Hay’adda Horumarinta & Cilmibaarista(PDRC) C/raxmaan Shuuke Cumar Maxamud
6-Hay’adda Tamarta iyo Korontada PASWEN Abshir Muuse Cismaan Maxamud
7-Hay’adda Shaqaalaha Rayidka Mustaf Saciid Shabac Cismaan Maxamud
8-Agaasimaha Guud Kallumaysiga C/waaxid Joocaar Cumar Maxamuud
9-Agaasimaha Guu Dimuqraadiyada Xuseen Cabdi Jaamac Cumar Maxamuud
10-Agaasiaha guud Duulista hawada Amiin Xaaji Khayr Cismaan Maxamuud
11-Agasimaha Guud Dakhliga Maliyada Cismaan Buux Cismaan Maxamuud
12-Agaasimaha Guud Arrimaha Gudaha C/Laahi Ciise Maxamuud
13-Agaasimaha Guud Deegaanka Maxamed C/Qadir Ciise Maxamuud
14-Agaasimaha Guud Sarasiin Cabdinaasir Biixi Cumar Maxamuud
15-Xog-hayaha Guud Rugta Ganacsiga Axmed Taaran Cismaan Maxamuud
16-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Tigay Cumar Maxamuud
17-Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabd-Qani Xaashi Cali (BUMBO Ciise Maxamuud
18-Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi-Quraan Maxamed Aadan Cismaan Maxamud
Dhinaca Sarakiisha Ciidamada Puntland:-
1-Taliyaha Darawiishta iyo Xooga Dalka Gen. Saciid Maxamed Xirsi- Ciise Maxamuud
2-Taliyaha Ciidanka Wadooyinka Maxamed Aadan faniin -Cismaan Maxamuud
3-Taliyaha Buurta Galgala Sumaysane-Cumar Maxamud
4-Taliyaha Qeybta Bari C/xakiin Yuusuf- Cumar Maxamud
5-Taliyaha Qeyba Karkaar Jaqanaf- Cismaan Maxamuud
6-Taliyaha Birmadka Mudug Gabagabi Cumar Maxamuud
7-Taliyaha Daawiishta Mudug Cabdi Xagaafe Cumar Maxamuud
8-Taliyaha Qeybta Nugaal Qaan qaan Ciise Maxamuud
9-Taliyaha Qeybta Qardho C/Qaadir X khayr Bashka Cismaan Maxamuud
10-Taliyayaasha Saldhigyada Bosaaso Bartamaha Garas Cismaan Maxamud
11-Taliyaha Ciidanka PSF Giijaale Cismaan Maxamuud
12-Taliyaha Dekeda Bosaaso Maxamed Cali Xashi Ciise Maxamuud
13-Taliyaha Airport-ka Bosaaso Xasan shire Aman Cismaan Maxamuud.