Kooxda Alshabaab ayaa gelinkii dame ee Maanta la wareegtay Gacan ku haynta Deegaanada Degmada Garacad ee Gobolka Mudug.
Wararka aanu ka helayno deegaanka Degmada Garacad ayaa Sheegaya in Kooxdu ay deegaanka kasoo gashay Dhanka Badda,iyagoona kasoo kiciyimay dhinaca Gobolka Galgaduud oo ay kooxdu ku xoogan tahay.
Ilaa hada wax war kama soo bixin Maamulka Puntland oo ku aadan dhacdadan Deegaanka Garacad kusoo korortay,iyadoona Madaxweynihii uu dalka dibada uga maqan yahay.
WWW.Raadreeb.com