Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saacid Faarax Garaad “Ma xiisaynayo inaan Waqtigaan Xildhibaan noqdo”

Xili uu dhawaan shaaciyey xubintii uu ka hayay barlamaanka Soomaaliya inuu iska casiley Ex Xildhibaan C/laahi Maxamed Xirsi “qorrax” ayaa waxaa warar soo baxayay sheegayeen inuu badali doono Ra’iisul...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labo qarax oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Xerada Qaxootiga Dhadhaab ee...

Labo Qarax oo Nooca Miinada dhulka lagu aaso ah ayaa lagu soo waramayaa in xalay ka dhaceen afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha Xerada Qaxootiga Dhadhaab ee Dalka Kenya. Garoonka Diyaaradaha ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wadaad taageersan al-Shabaab oo maxkamad kutaala Nairobi la horkeenay isaga...

Maxkamad kutaala Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa shalay oo Khamiis ah waxaa la horkeenay Wadaad can ka ah Magaaladaasi oo la sheegay in uu si weyn u taageero Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal:Maxaan ka baran karnaa Xasuuqii Rwanda ka Dhacay?.

Maxaan ka baran karnaa xasuuqii Rwanda ka dhacay?. 20 sano ayaa ka soo wareegtay markii dadka wadanka Rwannda ay muddo 4 bolood ka yar iska xasuuqeen dad ku dhow hal malyuun oo ruux, iyagoo u kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Koonfur-Galbeed 3 oo aqoonsi ka codsaday dowladda Soomaaliya.

Maxamed Xaaji Cabdinuur oo dhowaan loo doortay madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed ee ka kooban gobollada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose ayaa ka codsaday dowladda federaalka Soomaaliya inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaabiis ka Baxsatay Xabsiga weyn ee Magaalada Bosaaso oo Qaar La Qabtay.

Ciidanka Xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso ayaa ku guuleystay in ay dib ugu soo celiyaan xabsiga maxaabiis ka baxsatay gelinkii hore ee maanta. 15 maxbuus ayaa la sheegay in ay ka boodeen derbiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi Hordhac u ah Booqashada Madaxweynaha Puntland ee Gobolka Mudug oo...

Wafdi Hordhac u ah Booqashada Madaxweynaha Puntland ee Gobolka Mudug ayaa Gaarey Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wafdiga ayaa Waxa Hogaaminaya Wasiirka Amniga ee Maamulka Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamanka Jarmalka oo u codeeyay in ciidamo ka socda loo diro Soomaaliya.

Baarlamaanka Jarmalka ayaa ansixiyay in ciidamo ka socda dalkaas loo diro Soomaaliya, si ay tababar u siiyaan Ciidamada dowladda Soomaaliya, iyadoo tani qeyb ka noqoneyso Howl galka Midowga Yurub ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadka Reer Afganistan oo Doorasho u Dareeray Saaka(Sawiro).

Dadka reer Afganistan ayaa saakay u dareeray doorashada madaxtinimada dalkaas oo lagu dooranayo Madaxweyne cusub oo bedelay Xamiid Karzai, iyadoo doorashadan ay tahay tii u horeysay ee taariikhda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay”adda OHCHR oo walaac ka muujisay hannaanka garsoor ee Magaalada Kismaayo...

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqda aadanaha (OHCHR) ayaa walaac ka muujiyay hannaanka garsoorka ee ‘deg-degga ku dhisan’ ee magaalada Kismaayo, ka gadaal markii sagaal maalin gudahood lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abuukar Cawaale oo wali eryana qaadka Puntland-na kusoo wajahan.

Waa ilaaheey mahadiise 8 sano oo aan soo galnay halgandheer watayna  samir ,dulqaad iyo anagoo  hankayaga ka ilaaliney quus,  waxaanu ugu dambayntii ku guuleysanay in baarlamaanka ingiriisku ansaxiyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ukraine oo Russia Eedeymo u Jeedisey.

Mas’uuliyiinta dalka Ukraine ayaa ku eedeynaya sirdoonka Ruushka iyo madaxweynihii talada laga tuuray ee Ruushka taageersanaa inay ka dambeeyeen rabshado horaantii sannadkan dhacay markii ay socdeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:-Madaxweynaha Puntland oo Maanta xilkii ka qaaday Taliyihii...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta xilkii ka qaaday Agaasimihii Ciidamada La dagaalanka burcad badeed PMPF (Puntland Marine Police Force) Maxamed Cabdiraxmaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada nabad ilaalinta Uganda ee jooga Soomaaliya oo ay soo wajahday...

Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee ka socda dalka Uganda ayaa toddobo sano ay ka soo wareegatay tan iyo markii ay ciidamadaas ay soo gaareen Soomaaliya. Illaa 7000 oo askari oo ka socda dalka Uganda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliyeed oo maanta su’aalo weydiinaya wasiirka arrimaha gudaha.

Wasiirka arrimaha gudaha ee dowlada Federalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maanta hortago golaha baarlamaanka Soomaaliyeed kadib markii kulan shalay uu yeeshay baarlamaanka uu ka codsaday wasiirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

6100 askari oo ka qeybgashay baaritaan lagu sameeyay deegaanka Islii ee...

Ciidamo faro badan oo isugu jira boolis,Milatari iyo Nabadsugid ayaa ka qeybqaadatay baaritaano lagu sameeyay deegaanka ay Soomaalidu ku badan tahay ee Islii magaalada Nairobi. Howlgalkan oo loo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyey in la joojiyo...

Madaxweynayaasha Kenya iyo Soomaaliya Uhurru Kenyatta iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay Nairobi ku yeeshee ku heshiiyay in la joojiyo qab-qabashada ay booliska Kenya ka wadaan xaafadda Islii ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland oo ka hadlay Maxaabiis baxsatay.

Taliyaha ciidanka Asluubta Puntland Gen.Cali Nuur Cumar oo shir jaraa’id maanta  ku qabtay magalada Garowe ayaa faah faahiyay sababta keentay in raggaasi ay jeelka ka baxsadaan. ”Raggan waxaa laga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas Oo Lagu Soo...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan golayaasha Dawladda iyo sarakiisha ciidanka Puntland ayaa maanta ka anba baxay caasimadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wakiilada Puntland oo Maanta Ansixiyey Miisaaniyada Dowlada ee Sanada...

Gollaha baarlamaanka Puntland ayaa maanta  ansixiyay miisaaniyadda ay dowladu ay ku shaqaynayso inta ka harsan sanadkan 2014. Fadhiga maanta ee lagu ansixiyay miisaaniyada waxaa joogay in ka badan...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live