Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweynaha Koonfur-Galbeed 3 oo aqoonsi ka codsaday dowladda Soomaaliya.

$
0
0

Maxamed-Xaaji-II-300x200Maxamed Xaaji Cabdinuur oo dhowaan loo doortay madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed ee ka kooban gobollada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose ayaa ka codsaday dowladda federaalka Soomaaliya inay aqoonsato maamulkiisa.

Maxamed Xaaji ayaa codsiga ka jeediyay kulan uu maanta kula qaatay magaalada Baydhabo guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Wuxuu si gaar ah uga codsaday guddoomiyaha baarlamaanka inuu gacan ka geysto wax ka qabashada amni xumada ka jirta magaalada Baydhabo.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles