Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal:-Gobolka Bari Ma Gobolada Karkaar,Nugaal iyo Mudug ayaa Laga Xukumayaa...

Gobolka Bari ee Deegaanada Puntland Waa Gobolka ugu Barwaaqada Badan,marka Loo Eego  Gobolada kale ee deegaanada Puntland. Gobolka Bari amase Maamulka Sare ee  Puntland waxa soo maray Madax kala duwan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudaaharaad Looga soo Horjeedo dhibaatada Soomaalida Kenya lagu hayo oo...

Mudaaharaad looga soo horjeedo Dhibaatada & Bahdilka Kenya ay dadka Soomaaliyeed ku heyso ayaa  ka dhici doona wadamada Europe, America, Australia iyo Soomaaliya. Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaxaas dad qaad ah oo lagu soo qabtay harada Victoria ee dalka Uganda ,kadib...

Yaxaas dad qaad ah oo la tuhunsan yahay in uu cunay lix ruux ayaa lagu guuleystay in la soo qabto isagoo nool harada Victoria ee dalka Uganada. Sida ay daabaceen wargeysyada ka soo baxa dalka Uganda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka arrimaha gudaha Kenya oo sheegay in la masaafurinayo Soomaalida aan...

Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) iyo qunsulka safaaradda Soomaalida ee Kenya Siyaad Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gen.Gaafow oo Baarlamaanka Soomaaliya maanta Hortagaya.

Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta golaha shacabka Qaranka ee magaalada Muqdisho uu ka dhaco kulankii caadiga ahaa ee baarlamanka Somalia. Kulanka maanta ayaa waxaa lagu wadaa inuu hortago taliyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:-Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay oo Gaalkacyo lagu dilay.

War Deg deg ah oo Goordhowayd soo Gaarey Xafiiska Warbaahinta Raadreeb.com ee deegaanada Puntland ayaa sheegaya in goordhowayd Garoon diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo lagu dilay Labo Nin oo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roobab Mahiigaan oo Khasaare badan dhaliyey ayaa ka Da”ay Deegaanka Degmada...

Roobab   Mahiiigaan ah oo Dabaylo Xooga watay ayaa Da”ay Deegaanka  Degmada Carmo ee Gobolka Bari ,roobabkaas oo geystay khasaare Aad u Baaxad weyn. Roobabkan ayaa da”ay Maalmihii Sabtidii iyo Axadii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudaaharaadkii Dimuqraayida Puntland lagu diidanaa ee Degmada Qardho oo Miro...

Kacdoondii Qardho u gaarka ahaa ee lagu diidanaa Barnaamijkii Dimoqraadiyadda iyo in bulshada  Puntland wax waada yeelato ayaa  laga miro dhaliyey oo lagu helay Mashaariic badan. Barnaamijka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Puntland ee Switzerland oo Casha sharaf u sameeyay Agaasimaha Miino...

Agaasimaha Hay’ada Miino  iyo waxyaabaha qarxa ee Puntland ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (PMAC) Cabdirisaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) ayaa Switzerland waxa uu kaga qeyb galayaa kulan heer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Booqasho Deg deg ah waxa uu ku tegay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ka dib markii Labo oo Ajnabi ah Halkaasi lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay oo cambaareeyay dilka shaqaalihii UNODC ee Gaalkacyo lagu diley.

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa si adag u cambaareeyay dilkii maanta loo geystay labo la-taliye oo u shaqeynayay hay’adda Qaramada Midoobay ee la dagaallanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Abdiweli M. Ali Gaas oo Si Weyn Loogu Soo...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka anba baxay magaalada Burtinle iyagoo kusii jeeda Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha mamulka Puntland oo magacabay guudi heer sare ah dilki shaqalaha...

Madaxweynaha Puntland State of Somalia , Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa Xalay magacaabay gudi heer sare ah oo xaqiiqo-raadin ah dilka labada shaqaale ee aan waxba galabsan ee Qaramada Midoobay ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha ammaanka o dalbaday in si degdeg ah cadaalad lagu horkeeno ninkii ka...

Golaha ammaanka ee qaramada Midoobay ayaa dalbaday in si degdeg ah cadaalad loo horkeeno ciddii ka dambaysay falkii dilka ahaa ee shalay lagu Khaarijiyay Labadii nin ee  ka tirsanaa  hay’ada UNODC. War...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mareykanka oo ka tacsiyeeyay dilkii shaqaalihii UNODC.

Dowladda Mareykanka ayaa maanta ka tacsiyeysay dil shalay magaalada Gaalkacyo loogu geystay labo qof oo ajnabi ah oo u shaqeynayay xafiiska la-dagaallanka maandooriyaha iyo fal-dambiyeedyada u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Al-Shabaab oo ka hadashay dilka Labadii Sarkaal ee Gaalkacyo lagu dilay.

Kooxda Al-shabaab ayaa ka hadashay weerar saraakiil ka tirsan QM oo cadaan ah lagu dilay oo ka dhacay garoonka dayuuradaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Afhayeenka guud ee Al-shabaab Sheekh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dilkii Labada Sarkaal ee Shalay Magaalada Gaalkacyo lagu dilay oo Puntland...

Kadib markii maalintii shaley  garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo gudihiisa  lagu diley labo sarkaal oo ka tirsan shaqaalaha QM ayaa wararku sheegayaan in dhamaan shaqalahii ku sugnaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Ridwan oo maanta ka qayb galay...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiiraka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maydadka Saraakiishii Shaqaalaha UN-ka Ahayd Ee Shalay Lagu Dilay Magaalada...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Galkacyo ku sagootiyay Maydka labadii nin ee ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Dekedaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey dilkii Magaalada Gaalkacyo Loo...

Wasiirka Wasaarada Dekedaha,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Mudane.C/laahi Jaamac Saalax oo Maanta la hadlay Telefishinka Dowlada Puntland ayaa maanta ka Tacsiyeeyey arintii...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live