Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Kenya oo dalka Soomaaliya dib ugu ku soo celinaysa 4000 oo Soomaali ah.

Wasiirka arrimaha gudaha dalka Kenya Joseph ole Lenku ayaa sheegay in dalka Kenya ay ka masaafurinayaan afar kun oo ruux oo Soomaali ah oo ku joogay si sharci darro ah wadanka Kenya. Joseph ole Lenku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Kenya oo 82- oo Qaaxooti Soomaaliyeed dib ugu Celisey.

Siddeetan iyo labo qof oo Soomaali ah oo ka tirsan dadkii lagu qabqabtay howlgallada ay ciidamada Kenya ka wadaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayay maanta diyaaraddii wadday ka duushay Nairobi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jahwareer ka taagan qaadashada kaarka aqoonsiga kadib markii baarlamaanka uu...

Kadib markii shalay uu baarlamaanka Federalka Soomaaliya amray in la joojiyo qaadashada kaararka aqoonsiga ee ay dowlada hoose ee Muqdisho bixin jirtay ayaan la ogeyn in amarkaas ay u hogaamsami...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo sheegay...

Xildhibaan Aadan Bare Ducaale oo ah Xildhibaan  ka tirsan Baarlamaanka Kenya Lagana soo doorto Magaalada Gaarisa ayaa sheegay inay u istaagi doonaan difaacida Xaquuqda Soomaalida ku nool dalka Kenya,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Galkacyo Maanta Kula Shiray Qaybaha Kala...

Madaxweynaha Dawaladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo qaar ka mid ah golayaasha Dawladda oo safarkiisa ku wehelinayay ayaa maanta magaalada Galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug kula shiray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda raadinaysa Diyaaradii Luntay ee Malaysia Airline oo sheegay inay...

Kooxda raadinaysa Diyaaradii Luntay ee Malaysia Airline ayaa  sheegay inay heleen Xogdheeri ah oo la xariirinayo diyaaradii luntay. Angus Houston oo ah madaxa kooxda Australia ee raadinayo diyaaradda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiru Dowlaha Arriamaha Dibadda oo maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aden...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Burci Xamza ayaa maanta ku soo dhaweyey Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cade 81 qof oo laga soo tarxiilay dalka Kenya,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faarax Macalin oo Arimo Xasaasi ka hadlay(Video).

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin ayaa arimo Xasaasi ah oo ku saabsan Siyaasada Guud ee Dalka Soomaaliya laga damacsanyahayka hadlay.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ayaan Hersi Ali oo lagala noqday Shahaado Sharafeed la siin lahaa.

Ayan Hersi Ali oo haysata dhalashadda dalka Holland, mar horena sheegtay in Diinta Islaamka ka baxday ayaa lagu wargeliyey in laga talo baxay qorshe ay Jaamacadda Brandeis University ku doonaysay inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo ku dhawaaqay in Muqdisho laga sifeeyey...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qaybgalay kulan lagu shaacinayey guul laga gaaray waxyaalaha qarxa oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya Rail Odinga oo eedeeyay qaabka ay dowlada...

Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya Rail Odinga ayaa eedeeyay qaabkii ay dowlada Kenya ula dhaqantay dadka Soomaaliyeed howlgalada ay kula dagaalamayso argagaxisada ee magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudaaharaad ay Dowladu soo qaban qaabisey oo looga Soo Horjeedo Dilkii Loo...

Mudaaharaad ay Dowladu soo qaban qaabisey,looga soo horjeedo dilkii loo gaystay saraakiishii ka tirsanayd QM ayaa maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.  Iyada oo dhowaan groonka diyaaradha ee magalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya oo Magaalada Jowhar Gaarey.

Raii”sul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar e xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Safarka ra”iisul wasaaraha uu ku tagay Jowhar ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay inay Badbaadisey ugu yaraan 4000 oo qof oo...

Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in labadii maalmood ee la soo dhaafay ay badbaadisay ugu yaraan 4000 oo qof oo muhaajiriin ah, kuwaas oo ku soo socdaalay badda Mediterranean-ka. Wasiirka arrimaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Oo Booqday Machadka Xanaanada Xoolaha Ee...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay machadka xanaanada xoolaha ee ku yaalla magaalada Galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rabshado ka dhacay Bariga Dalka Ukraine.

Dowladda Ukraine ayaa dadaal xooggan ugu jirta sidii ay u xajin lahayd gacan ku haynta magaalooyinka muhiimka ah ee ku yaalla degaannada Ruushka taabacsan ee bariga dalka, halkaas oo dad banaanbaxyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada oo maanta dalbaday in la dar dar galiyo gargaarka la...

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawiro-Booqashadii RaӒisulwasaaraha ee Degmooyinka Buulo Burde Iyo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Safiirka Djabouti u fadhiya dalka Soomaaliya, iyo Sarakiil ka tirsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia oo dalka dib ugu soo laabtay(Sawiro).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaal shaqo oo uu ku soo kala bixiyey dalalka Belguim, Kenya, Rwanda iyo Burundi....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Walaale Jeebkaaga Ha Ku Toogan Walaashaa !!!!

Walaalkayga qayiloow aduunyadu way iswada haysataa waa latartamayaa, wa lays boobayaa  xaqdaro badan ayaa ka dhacda aduunyada aan manta ku noolahay walaale waatii layiri  ( War Meyd yaa u danbeeyey...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live