Xildhibaan Aadan Bare Ducaale oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kenya Lagana soo doorto Magaalada Gaarisa ayaa sheegay inay u istaagi doonaan difaacida Xaquuqda Soomaalida ku nool dalka Kenya, waxayna sheegeen inay ka hortagi doonaan wixii khalad ah oo ka yimaada hawlgalada ay wadaan Booliiska Kenya.
↧
Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo sheegay inay difaaci doonaan Xuquuqda Soomaalida.
↧