Quantcast
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Injineero u dhashay Dalka Turkiga oo lagu dhaawacay Magaalada Muqdisho.

Sida ay qoreen qaar kamid ah Warbaahinta Dalka Turkiga Labo Injineer oo u dhashay Dalkaasi ayaa habeen hore ku dhaawacmay madfac kusoo dhacay dhismaha Safaarada Cusub Turkiga ee dhismihiisu kasocdo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Oday 70 jir ah oo lagu diley deegaan ka tirsan degmada Ceelbuur.

Wararka ka imanaya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in oday 70jir ahaa laguna magcaabi jirey Nuur Xeyle dhicisoow ay ku dileen ururka Alshabaab deegaan ku yaal degmada Ceelbuur. Warkan oo uu xaqiijiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo u ambabaxay dalka Kuweyt.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Shire Xaaji Faarax iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wasiirka iyo Wefdigiisa ayaa maanta oo Jimce...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Oo Booqday Qabriga Madaxweynihii Ugu Horeeyey...

Madaxweynahada Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta kormeero iyo booqashooyin kala duwan ku tagay xarumaha dawlada iyo qabriga Alle ha u naxariistee Madaxweynihii u horeeyey ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland Oo Xariga Ka Jaray Dhismayaal Loogu Tala Galay...

Madaxweynaha dawladda Puntland Oo Xariga Ka Jaray Dhismayaal Loogu Tala Galay Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Nool Gaalkacayo. Madaxweynaha Dawladda Puntlandi Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa xariga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yusuf-Garaad oo Qeylo Dhaan kasoo Saarey Xaalada Soomaalida Kenya.

Maanta waxaan fursad u helay in aan booqdo Garoonka Kasaraani ee magaaladan Nairobi. Waa goobta lagu hayo dad fara badan oo intooda badan laga soo qabqabtay xaafadda Eastleigh inta kalena magaalooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir Caalami ah oo lagu qabtay New...

Shirka Qaramada midoobay ee 47aad ee Gudiga Dadka iyo horumarintoodad oo ay soo abaabushay Qaramada midoobay UN, oo lagu qabtay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York Ayaa waxaa ka soo qeyb Wafdiyo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo lagu wado inuu booqdo Kismaayo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta ay gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose. Booqashada ra’iisal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maraykanka oo Ciidamadiisa uga digay inay u dhowaadaan biyaha Soomaaliya.

Waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa war cusub oo ay saartay waxay ku sheegtay inay uga digayso ciidamadeeda badda ee ku sugan badweynta Hindiya inay u dhawaadaan dekeda weyn ee Muqdisho sababtana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Muhiim Ah Jaaliyada Reer Maakhir ee U.K.

Jaaliyada Maakhir Ee UK ayaa ku baaqeysa in dhamaan xubnaheeda ku kala sugan cariga boqortooyad Ingiriiska ama UK gaar ahaan gobolada Manchester, Liverpool Cardiff, Sheffield, Birmingham Iyo Leicester...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalinta Soomaalida Maraykanka oo la Aqoonsaday(Dhegayso).

Maamulka magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa si buuxda u ansixiyey qaraar maalinta 1da Juulaay loogu asteeyey Maalinta Maamuska Soomaalida Maraykanka. Dhinaca kalena waxaa Minneapolis...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Oo La Kulmay Ardayda Jaamacadaha Ee Magaalada...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta kulan la yeeshay ardayda Jaamacadaha kala duwan ee magaalada Gaalkacayo, waxaana kulankaasi uu ku qabsoomay hoolka shirarka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub ee Tarminalka...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha cusub ee terminalka garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo. Munaasabadii dhagax...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Oo Booqday Xarunta Xanaanada Agoonta Ee...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay xarunta lagu xanaaneeyo caruurta agoonta ah ee magaalada Gaalkacayo. wuxuuna halkaasi kula kulmay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan “XDS wey ku ammaananyihiin guulaha dalka looga sifeynayo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta ka qeybgalayey munaasabada Xuska 54 guurada ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa yiri “XDS wey ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Kismaayo(Sawiro).

Raysul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha maamulka KMG ah ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyaasha Muslimiinta dalka Kenya oo si kulul uga hadlay raafka Soomaalida.

Hogaamiyaasha Muslimiinta dalka Kenya ayaa cambaareeyay howlgalkii xaafada Islii ee dalka Kenya kaasi oo ay ku sheegeen inuu ahaa mid lagu waxyeelaynayay ganacsiga Soomaalida ee dalka Kenya, kadib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay Galdogob.

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka u ambabaxay degmada Galdogob oo 60 km galbeed kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxdii weerartay Westgate oo la sheegay in ay ka galeen dalka Kenya wadanka...

Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska dalka Uganda ayaa sheegay in kooxdii weerartay xarunta laga dukaameysto ee Westgate magaalada Nairobi sanadkii hore ay galeen Kenya iyagoo ka soo gudbay dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka UAE(Sawiro).

 Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee UAE, H.E. Mohamed Al-Othman. Safiirka cusub ayaa uga...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live