Dhegayso:-VOA-da oo su`aalo Adag weydiisay gudoomiyaha golaha wakiilada...
Wariye ka tirsan idaacadda VOA-da ayaa su`aalo adag weydiiyay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) kuwaas oo ku saabsanaa fanaaniin xabsiga la dhigay,...
View ArticleUkraine oo Saldhigyo Boolis laga qabsaday.
Maleeshiyaad taageersan Ruushka ayaa qabsaday saldhigyo ay booliska ku leeyihiin magaalada ku taalla bariga Ukraine ee Kramatorsk, sida ay sheegeen dad goob joog ahaa iyo warbaahinta maxaliga ah....
View ArticleBoqolkii Cisho ee Ugu Horeeyey Xafiiska Madaxweyne Gaas Safar ayuu ku...
Boqolkii Cisho ee ugu horaysay xafiiska madaxweyne Gaas iyo golhiisa wasiiradu Safar lacag badan ku baxday ayey ku dhamaysteen. Madaxweynaha Puntland Ca/welli Gaas ayaa tan iyo markii la doortay waxa...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland Oo Booqsho Rasmi Ah Ku Tagay Deegaanada U...
Madaxweynaha Dawldda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa si weyn logo soo dhoweeyey deegaano fara badan uu u dhexeeya Magaalada Gaalkacyo ilaa laga gaarayo magalada Goldogob oo ka wada tirsan...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha muhiimka ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee magaalada Kismaayo, sida dhisme loo diyaarinayo...
View ArticleWafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Gaaray Magaalada...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga...
View ArticleKooxo hubeysan oo dad rayid ah ku dilay degaano ka tirsan gobolka Mudug.
Waxaa saakay degan xaaladda degaano ka tirsan gobolka Mudug dhinaca maamulka Galmudug, kaddib markii xalay gaari rakaab ah ay kooxo hubeysan ku rasaaseeyeen degaano ka tirsan gobolkaasi. Sida ay...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland Oo Maanta Booqday Degaano Ka Tirsan Gobolka...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas oo ay weheliyaan qaar ka mid ah masuuliyiinta golayaasha Dawladda ayaa maanta booqashooyin kala duwan kusoo maray deegaano dhowr ah oo ka...
View ArticleDowladaha Puntland iyo Kuweyt oo Kala Saxiixday Heshiis Lagu Dhisayo Airporka...
Dubai_Waxaa maanta magaaladda Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ka dhacay heshiis ay ku kala saxiixdeen Dowladaha Kuweyt iyo Puntland kaas oo ah dhisitaanka garoonka diyaaradaha ee...
View ArticleWasaarada Dekedaha oo Ciidan Gaar ah u diyaarinaysa Kooxaha sida sharci...
Wasaarada Dekedaha ,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcadbadeeda Puntland ayaa ku howlan sidii ay Ciidan gaar ah ugu diyaarin lahaayeen kooxaha jariiflayaasha ah ee ka Qawlaysta xeebaha Puntland....
View ArticleMaqaal:-Shidaalka Soomaaliya waxa uu beddelayaa sicirka saliidda ee caalamka...
Shidaalka Soomaaliya waxa uu beddelayaa sicirka saliidda ee caalamka haddii la soo saaro. Xeebaha Soomaaliya ee bad-weynta Hindiya ayaa loo badinayaa in ay ku jiraan kayd shidaal oo ka mid ah kuwa ugu...
View ArticleHaween u dhalatay dalka Maraykanka Ayaa dishay Lix Caruur ah oo ay dhashay.
Haweeney u dhalatay gobolka Utah ee dalka Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inay dishay lix carruur ah oo ay dhashay oo meydkoodi laga helay shandado yaalay gurigeedi hore. Megan Huntsman oo 39 jir ah,...
View ArticleNadwado cilmiyeedkii sanad la ahayd oo xalay ka bilaabatay Markazka Al- Rowda...
Nadwado cilmiyeedkan oo noqonaysa tii 12aad ayaa waxaa ciwaankeedu yahay أعمال القلوب , iyadoona ay ka qayb qaadan doonaan qaar ka mid ah Culimada ugu waawayn soomaaliya . Furitaanka Nadwada ayaa...
View ArticleMadaxweyne Xasan “UK waxaan uga mahadcelineynaa ahmiyadda ay siinayaan Somalia”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Afrika ee Dowladda UK oo maanta booqasho ku yimid Muqdisho. Madaxweynaha ayaa...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Talyaaniga (Sawirro).
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo wafdi uu hogaaminayo ay booqasho rasmi ah ku joogaan dalka Talyaaniga ayaa kulamo kula qaatay magaalada Rome Mas’uuliyiin ka...
View ArticleRa”iisulwasaaraha Soomaaliya oo Gaalkacyo ku Wajahan.
Ra’isal wasaaraha Somalia Cabdiweli Shiikh Axmad ayaa warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in uu ku soo wajahan yahay magaalo madaxda gobolka mudug ee Galkacayo Puntland. Madaxweynaha Puntland...
View ArticleCiidamada Somaliland oo ku Wajahan Degmada Taleex iyo Nawaaxigeeda.
Wararka naga soo gaaraya degmada Taleex ee Gobalka Sool maanta ayaa sheegaya ciidamo Somailnad ka socda oo wada gaadiidka dagaalka inay kusoo wajahan yihiin Taleex iyo deegaanada kale ee hoos yimaada....
View ArticleSomaliland oo qabsatay Degmadii Qadiimiga aheyd ee Taleex.
Ciidamada Somaliland ayaa maanta gudaha u galay oo qabsaday degmada Taleex ee gobolka Sool oo fadhiisin u ahayd maamulka Khatumo. Wararka ayaa sheegaya in degmada ay haatan ka jirto xiisad. Afhayeenka...
View ArticleWasiirka Khayraadka iyo Biyaha Somaliland oo sheegay in wadahadal u bilowmay...
Wasiirka Khayraadka iyo Biyaha Somaliland Xuseen Cabdulle Axmed Waxa uu Markii ugu Horeysay uu sheegay in uu soo dhoweynayo wadahadalka la sheegay in uu dhexmarayo Xukuumada Somaliland iyo Siyaasiga...
View ArticleMaamulka Puntland oo War-Saxaafadeed kasoo Saarey Qabsashada Somaliland ee...
Maanta oo ay taariikhdu tahay 15kii April , 2014, ciidamada maamulka Somaliland waxay si gardara leh ugu soo xadgudbeen deegaano ku dhow Degmada Taleex oo ka tirsan Puntland, kuwaasoo wali sii wada...
View Article