Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Gaaray Magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga(Sawiro).

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga ayadoo wafdiga Gudoomiyahana ay kusoo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha FIUMICINO Airport ee magaalada Rome kusoo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Talyaaniga, Safiirka Soomaaliya ee dalkan iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed.

Booqashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdigiisa ay ku joogaan dalkan Talyaaniga ayaa qaadan doonta mudo Shan cisho ah waxaana ay ka dambeysay kadib markii uu casuumad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Talyaaniga.

Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha FULIMICINO Airport ee magaalada Rome ayaa xusay in booqashada isaga iyo wafdigiisa ay ku joogaan dalkan Talyaaniga ay dhidibada u aasi doonto wadashaqeyn iyo iskaashi dhexmara Baarlamaannada Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Maalinnimada burrito ah Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa waxa ay kulammo la qaadan doonaan xildhibaanno ka kala socda xisbiyada dalkan,gudoomiyaha aqalka Senetka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Talyaaniga ayadoo sidoo kalena uu Gudoomiyaha booqon doono magaalooyin taariikhi ah oo ku yaala dalkan Talyaaniga oo ay ka mid tahay magaalada
Napoli.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5285
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5287
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5301
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5310
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5322
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5323
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5329
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5331
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5332
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5348
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5354
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5355
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5357
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5363
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5364
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5368
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5369
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5381
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5397
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5402
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5405
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_5412


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles