Wasaarada Dekedaha ,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcadbadeeda Puntland ayaa ku howlan sidii ay Ciidan gaar ah ugu diyaarin lahaayeen kooxaha jariiflayaasha ah ee ka Qawlaysta xeebaha Puntland.
Hadaba halkaan Hoose ka daawo Wasiirka Dekedaha Gaadiidka Badda iyo Ladagalanka Burcad Badeeda Dowlada Puntland C/laahi Jaamac Saalax oo arimahasi sharaxay .