Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Maalinta Soomaalida Maraykanka oo la Aqoonsaday(Dhegayso).

$
0
0
Maamulka magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa si buuxda u ansixiyey qaraar maalinta 1da Juulaay loogu asteeyey Maalinta Maamuska Soomaalida Maraykanka.

Dhinaca kalena waxaa Minneapolis shalay ka dhacay bannaanbax lagu cambaaraynayo qabqabashada qaxootiga Soomaalida Kenya.

Xilidhibaan  Cabdi Warsame oo ka mid ah Maamulka Magaalada Minneapolis  ayaa VOAda uga warramay sababta maalinta 1da Juulaay loogu aqoonsaday maalinta Soomaalida Maraykanka iyo mudaaharaadka ka dhanka ah Kenya.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso waraysiga mudane Cabdi Warsame.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369