Mudaaharaad looga soo horjeedo Dhibaatada & Bahdilka Kenya ay dadka Soomaaliyeed ku heyso ayaa ka dhici doona wadamada Europe, America, Australia iyo Soomaaliya.
Waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ka codsaneynaa inay u istaagaan sidii ay codkooda ugu taageeri lahaayeen Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Kenya lagu dhibaateeynayo.
Waa inaan Dowlada Kenya dhibaatada ay shacabkeena ku heyso meel uga soo wada jeesano,Walaalkaaga Soomaaliyeed oo xiliga uu dhiban yahay aad Ficil Ku Taageertid Waa Sharaf iyo Sumcad Aad Magaca Soomaaliyeed usoo Hoyday.
Wixii faahfaahin ah oo ku saabsan Mudaaharaadyada Jimcaha iyo Sabtida(11-04-2014 Ilaa 12-04-2014) Soo Socota Dhici Doona Kala Xiriir Magacyada iyo Telefoonada Hoos ku Qoran.
Wakhtiga iyo Goobta Mudaaharaadyadu ka dhici Doonaan Wararkeen dame ayaan idiinku soo Gudbin Doonaa Hadii Eebe Idmo.
Mudane.Abdullahi Ali Hiirad
+44744 079 0745
Mudane.Duale Yusuf
+447956 934449.