Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gollaha Wasiiradda Puntland oo ka shiray Amaanka & Beeraha(Sawiro).

Isniin 24 February, Garowe:-  Gollaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo maanta yeeshay shirkoodi todobaadlaha ahaa ayaa ka shiray amaanka guud ee dalka iyo horumarinta beeraha Puntland. Ku simaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaan bax ka dhan ah Ciidamada Itoobiya oo ka dhacay Degmada Buulo...

Banaan bax jawaab ahaa mid shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa isla shalay isna waxaa uu ka dhacay degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan, kaasoo ay soo abaabushay Al-Shabaab. Dibad baxan oo ahaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan “Waa muhiim in ballan-qaadyadii caalamka laga dhabeeyo si...

Mogadishu, 24 February 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-gudoomiyey shirkii Guddiga Sare ee Wadashaqeynta (High Level Partnership...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Ethopia oo Madaxweynaha Puntland Ka Diiday Weerar uu ku qaado...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kula kulmay magaalada Addis Ababa Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia Mr. Hailemariam Desalegn. Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya oo kala Garan Waayay Calamada Wadamada...

Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa kala Garan Waayay Calamada Wadamada Soomaaliya iyo Kenya,xili ay Shir Jaraa”id wada qabanayeen Madaxweyne ku Xigeenka Dalka Kenya Mudane.William Rutto. Madaxweyne ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Dheere “Turkiga waxaa ula dagaalameynaa sida AMISOM, maxaa yeelay NATO...

Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) oo wareysi siiyay Telefishinka Al-jazeere qeybtiisa English-ka horaantii bishan ayaa wacad ku maray inay dib u qabsan doonaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaarihii Dalka Masar oo Iscasilay.

Ra’iisul wasaarahii ku meel gaarka ahaa ee dalka Masar Hazem el-Bewlawi iyo xukukuumaddiisa ayaa  iscasilay. Ra’iisal wasaaraha ayaan faah faahinin sababta keentay inuu ku dhaqaaqo tallaabadan. Wararka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay ciidamadii laga ruqseeyay ee xooga dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha ciidamada xooga dalka ee ku saabsan xaga mushaaraadka iyo boqolaalkii askari ee dhowaan laga ruqseeyay shaqada ciidannimo....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay safaarada USA ka dibna u dhoofay...

Talaado 25 February, Addis Ababa:-  Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa Dibulimaasiyiin ka socday safaarada Maraykanka ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan “Switzerland iyo Soomaaliya waxey iska kaashan doonaan dib u...

Muqdisho 25- Feb- 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Switzerland Mr Domanic...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alla How Naxariistee Prof.Maxamed Cabdullaahi Ismaaciil oo Bosaaso ku...

Waxaa saakay ku geeriyooday magaalada Boosaaso Allaha u naxariistee  Prof. Maxamed Cabdullaahi Ismaaciil  oo ka mid ahaa macalimiinta waaweyn ee ka shaqeyn jiray gudaha puntland gaar ahaan magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Khudbaddii caawa ee ku Aadanayd Weerarkii...

Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku salaamayaa salaanta Islaamka, Assalaamu calaykum wa raxmatu laahi wabarakaatuhu. Mar kale, waxaan tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duqa Degmada Waaciye oo Booqasho ku Tegay Tuulada Alxamdulilaah(Sawiro).

Duqa Degmada Waaciye Mudane.Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo ayaa Maanta Waxay Booqasho ku tageen Tuulada Alxamdulilaah ee Deegaanka Degmada Waaciye. Wafdiga Duqa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada Cabdiweli Gaas oo Bilowday Cunaqabataynta Ganacsatada Reer...

Xukuumada Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa Bilowday Cunaqabatayn Lagu Sameeyo Ganacsatada danyarta ah ee wax soo dejisa Dekeda Weyn ee Magaalada Bosaaso. Ganacsatada ku Sugan Dalka Imaaraatka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxii Shaqaalaha Xukuumadii Hore ee dalka Ukrain oo La Toogtay.

Mid ka mid ah mas’uuliyiintii ugu sarraysay dowladdii xilka laga tuuray ee dalka Ukraine ayaa lagu toogtay magaalada caasimadda ee Kiev. Andriy Klyuev ayaa ahaa madaxii shaqaalaha ee madaxweynihii hore...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo beeniyay inuu leeyahay Account...

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)  ayaa markii ugu horeysay waxaa uu   iska fogeeyey lahaanshaha  barta Facebook ee ku furan magaciisa ” Abdi Farax Shirdoon...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sarkaal ka mid ahaa shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha oo xaaskiisa ay ku...

Maxamuud Maxamed Sh.Sadiiq oo ka mid ahaa shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha ee dowlada Federalka ayaa mid ka mid ah xaasasakii ay ku dishay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho. Haweeneyda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Galmudug oo Eedeysane looga Shakisan yahay Al-Shabaab ku Wareejisay...

Ciidamada Amaanka ee Maamulka Galmudug ayaa ku wareejiyay Maamulka Puntland qaybtiisa Gobolka Mudug Nin ku eedeysan Al-shabaab loogana shakisan yahay in habeenkii xalay uu dad ku dhaawacay Xaafada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Murursade oo si rasmi ah Kalsoonidii ugala Laabatay Dowlada Xasan...

Beesha Murusade ayaa Galabta si rasmi waxa ay u shaacisay in Kalsoonidii iyo taageeradii kala noqdeen Dowlada Federaalka Soomaaliya, kadib shir balaaran oo mudooyinkan soo socday gaba gabadiisana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday inay dagaal adag la galeyso Al-Shabaab.

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in dagaal adag la geli doonto Al-Shabaabka Soomaaliya, kadib markii dhowaan ay ku biirtay howl galka midowga Afrika ee AMISOM. Afhayeenka Wasaarada Arrimaha dibada...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live