Al-Shabaab oo sheegtay iney islaameen maxaabiis Kenyaan ah oo muddo dheer...
Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in labo Nin oo u dhashay dalka Kenya Maxaabiis ahaan gacantooda ugu jiray ayaa shalay qaateen diinta Islaamka. Shalay Salaaddii Jimcaha kadib ayaa Masjidka Cuthmaan...
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Ukrain oo heshiis nabadeed ku dhawaaqay.
Madaxweynaha Dowlada Ukraine ayaa ku dhawaaqay heshiis nabadeed kaddib qalalaasihii ugu xumaa ee dalkaas ka dhaca tan iyo markii ay billawdeen dibedbaxyada dowladda looga soo horjeeda. Arrintan ayaa ka...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo kulan dhaqaale aruurin ah la yeeshay Culimadda iyo...
Sabti 22 February, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta xarunta Madaxtooyadda kulan dhaqaale aruurin ah kula yeeshay qaar ka mida Culimadda iyo Ganacsatada....
View ArticleAmmaanka Madaxtooyada oo si aad ah loo adkeeyay iyo ciidamada hubeysan oo loo...
Ammaanka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa si aad ah loo adkeeyay tan iyo wixii ka dambeeyay markii weerar qorsheysan shalay lagu qaaday, halkaasoo kooxo hubeysan ay gudaha u galeen. Weerarkan oo ay...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi daacad ah oo...
Muqdisho, February 22,2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay aaska Xoghayihii joogtada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Duqa Degmada Waaciye oo Magaalada Juurile Booqday(Sawiro).
Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo Duqa Degmada Waaciye C/salaam Bashiir C/salaam ayaa Booqasho ku tegay Magaalada Juurile ee Deegaanka Degmada Waaciye. Wafdiga Degmada Waaciye ayaa waxa ka mid ahaa...
View ArticleOlole Nadaafadeed oo Maanta Laga Sameeyey degmada Waaciye(Sawiro).
Ololahan nadaafadeed oo ay soo qaban qaabisay Dowlada Hoose ee degmadda Waaciye ayaa laga sameeeyey Jidadka & xaafadaha kala duwan ee Degmada Waaciye. Noocyada kala duwan ee gaadiidka ayaa lagu...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Puntland oo Bosaaso soo Gaarey(Sawiro).
Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Maaliyada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa maanta soo gaarey Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Wafdiga Wasiirka ayaa Waxa ka mid ahaa Wasiir...
View ArticleEX.Ra’iisul Wasaare Saacid “Waan ka Tacsiyaynayaa Khasaarihii Weerarka...
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Ugu horeyn, waxaan dhaleecaynayaa weerarka iyo xasuuqa waxashnimadaa ee ay kuwa nabad-diidka ah ku qaadeen xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Kadib, waxaan u...
View ArticleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo shir ay Yeesheen Go”aamo kasoo Saarey.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gudoomiyay shir aan caadi ahayn oo caawa lagu soo gaba gabeeyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo looga hadlay arimo ay kamid yihiin qorshaha dhanka amaanka ah...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo dalka Ethopia Looga Yeeray(Sawiro).
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dalka Ethopia Looga yeeray si bal wax looga weydiiyo ,amase looga ogaado Mowqifkiisa Siyaasadeed ee Gobolka. Sida Caadadu tahay...
View ArticleMexico:-Ninkii loogu doon doonista badnaa Aduunka ee ka ganacsanjirey...
Howl gal ay si wada jir ah isaga kaashadeen Ciidamada Mareykanka iyo kuwa Mexico ayaa lagu soo qabtay mid ka mid ah ninka loogu raadiska badan yahay aduunka ee ka ganacsada daroogada, kaasoo lagu...
View ArticleSiyaasaddii dalka Ukraine oo Wadde kale Qaadday(Dhegayso).
Ismari waagii siyaasadeed ee ka taagnaa dalka Ukraine ayaa waddo kale qaatay, kadib markii madaxweyihii dalku uu qasrigii madaxtooyada ka baxay, dadkii dibadbaxayeyna ay qasriga qabsadeen. Dhinaca...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiwali oo ka qayb-galay Banaan-bax lagu taageerayo...
Muqdisho, February 23, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qaybgalay banaan-bax lagu taageerayo nabadda, loogana soo...
View ArticleBaarlamaanka Dalka Ukrain oo kulmaya,Xil ka qaadistii Madaxweynaha ka dib.
Baarlamaanka Dalka Ukrain ayaa kulmaya si ay uga tashadaan Mustaqbalka siyaasadeed ee dalka,ka dib markii ay shalay xilka ka qaadeen Madaxweyne Viktor Yanukoviych. Telefishinka Ukrain ayaa sheegay in...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Shir Guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo...
Muqdisho, February 23, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen golaha Wasiirada,...
View ArticleTedros Adhanom”C/weli Gaas Kusoo Dhowow Adis-Ababa Ethopia”
Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa galabta gaaray magalada Addis ababa xarunta Ethiopia halkaasoo lagu soo dhaweeyay. Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia Tedros Adhanom...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Casho Sharaf Xog Waraysi ah Adis-Ababa Loogu...
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa casho sharaf is Xogwaraysi ah waxa caawa loogu Sameeyey Magaalada Adis-Ababa ee Xarunta dalka Ethopia. Madaxweynaha waxa...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Dowlada Ethopia Hub iyo Ciidan Weydiistay(Sawiro).
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Dowlada Ethopia Hub Ciidan weydiistay. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo ku sugan magaalada Addis Ababa...
View ArticleRa”iisulwasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabiley Danjire Maxamed Cabdi...
Muqdisho, February 24, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u qaabilsan...
View Article