Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Xukuumada Cabdiweli Gaas oo Bilowday Cunaqabataynta Ganacsatada Reer Puntland(Video).

$
0
0

1925328_706625242701837_1951380676_nXukuumada Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa Bilowday Cunaqabatayn Lagu Sameeyo Ganacsatada danyarta ah ee wax soo dejisa Dekeda Weyn ee Magaalada Bosaaso.

Ganacsatada ku Sugan Dalka Imaaraatka ee Gaadiidka u dhoofiya Puntland ayaa cabasho ka Muujiyey Mishiin  Cusub oo dekeda lagu xiri doono,Kaas oo lagu Baari doono Baabuurta Cusub ee dalalka dibada ah laga soo waarido.

Madaxweynaha Puntland ayaa Ganacsato ay isku heyb yihiin wuxu qandaraas ku siiyey Mishiinkan Cusub ee Ganacsatada lagu Cunaqabataynayo.

Ganacsatada Reer Puntland ee ku dhaqan dalka Imaaraatka ayaa wacad  ku maray inay Ganacsigii Baabuurta ee ay Puntland u dhoofin jirey ay u wareejin doonaan Dekedaha,Berbera,Kismaayo iyo Muqdisho.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles