Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu wado inuu booqasho ku tago magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa lagu wadaa booqashadiisa u horeysay inuu ku tago magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, halkaasoo ay ka socdaan shirar iska soo horjeeda oo...
View ArticleKooxaha isku haya Koonfurta Sudan oo Isbitaallo Weerarey.
Hay’adda Dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ayaa sheegtey in dagaalyahannada Suudaanta Koonfureed ay burburiyeen isla markaana boobeen isbitaallo , falalkaasina ku tilmaantey kuwo fool xun oo ka dhan...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Addis Ababa(Sawiro).
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabtay magaaladda Addis Ababa ka dib socdaal laba maalin uu ku joogay xarunta dowladd Deegaanka Somalida Ethiopia ee...
View ArticleDEG DEG: Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay nawaaxiga Baar Fiat.
Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Baar Fiat ee KM-0, kaasoo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana cirka isku shareeray qiic iyo uuro. Wararka horu dhaca ee aan heleyno...
View ArticleIlaa 12-ruux oo ku geeriyooday qarax ka dhacay nawaaxiga KM-0 oo ku dhow Baar...
Ilaa 12-ruux oo ay ku jiraan askar ka tirsan Nabadsugida ayaa ku geeriyootay qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ka dhacay nawaaxiga KM-0, gaar ahaan goob maqaaxi ah oo ka...
View ArticleR.W.Cabdiweli “Falkii lagu weeraray Maqaaxida waa astaan kale oo muujinaysa...
Muqdisho, February 27, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fal foolxumo iyo fuleynimo ah ku tilmaamay qaraxii ay maanta ka fuliyeen...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho oo loo magacaabay Xasan...
War deg deg ah oo goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho loo magacaabay Saareeye Guuto Xasan Maxamed Xuseen Mungaab, kaasoo maalmahan la...
View ArticleGanacsade Cabdiladiif Yusuf Barre oo Kulan Axmed Yaasiin Lagu Taageerayo...
Kulan Balaaran oo Lagu Taageeray Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland Mudane.Axmed Yaasiin Saalax ayaa maanta lagu qabtay Magaaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Ujeedka Kulan ayaa ahaa...
View ArticleDaraasad la sameeyay 10-ka Jaamacadood ee ugu caansan Soomaaliya Dhinaca...
Iyadoo Shabakadda Xiriirka Bulshada ee Facebook ay bishan Febraayo u dabbaal-dagtay sanad-guuradeedii 10aad, ayaa Hay’adda Iftin Foundation waxay daraasad ku sameysay sida ay jaamacadaha Soomaaliyeed...
View ArticleAl-Shabaab oo sheegatay in qarixii shalay saraakiil ku dileen, una digay mar...
Al-Shabaab ayaa sheegtay in qaraxii ismiidaaminta ee shalay ka dhacay agagaarka KM-0 ay ku dileen 10-ruux oo isugu jira saraakiil iyo ciidamada nabadsugida, iyagoo ku hanjabay weeraro kale oo ay ka...
View ArticleAfhayeenka Xukuumada oo sheegay in qorshaha sugida Amaanka Muqdisho uu meel...
Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay kordheen weerarada iyo qaraxyada Al-Shabaab ka geysanayeen magaalada Muqdisho ayaa hadana Xukuumada Soomaaliya waxa ay ku dhawaaqday inay wado qorshayaal lagu sugayo...
View ArticleMaraykanka oo Ruushka udigay.
Mareykanka ayaa Ruushka uga digay faragelin mulatary oo uu ku sameeyo dalka Ukraine. Madaxweynaha Ruushka ayaa si lama filaan ah u amray dhaq-dhaqaaq military koonfurta Ruushka meel u dhow xuduudda...
View ArticleMaamulka Jubbaland oo sheegay inaysan Dekeda iyo Airpotka Kismaayo Dowlada...
Mamulka Jubbalanad ayaa maanta sheegay inaysan Dowlada Federaalka aysan ku wareejin doonin mamulka dekadda Kismaayo iyo Airpotka diyaaradaha ka dib markii waxbadan ka dhaqan gali waayay heshiiskii...
View ArticleMu’assasada Minhaaj (Faraceeda Bari ) oo soo qabanqaabisay Kulan lagu soo...
Waxa massjidka Al.ROWDA ee magaalada boosaaso lagu soo bandhigay barnaamij lagu hormarinayo barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiga gaar ahaan xalaqaatka cilmiga, barnaamijkan oo kasoo baxay...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo la kulmay Safiirka Britain ee Ethiopia(Sawiro).
Jimce 28. February, Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula yeeshay magaaladda Addis Ababa Safiirka Ethiopia u fadhiya Britain ahna wakiilka...
View ArticleUkraine oo ku eedeysay Ruushka inuu fara gelin Mulateri ku hayo dalkeeda.
Wasiirka Arrimaha gudaha Ukraine ayaa ku eedeeyay dowladda Ruushka inuu duulaan hubeysan ku hayo dalkooda, kadib markii ciidamada badda ee Ruushka ay la wareegeen garoonka diyaaradaha magaalada...
View ArticleYanukovych”Dowladda KMG ee Ukraine Waa Sharci Darro”
Madaxweynaha talada laga tuurey ee Ukraine Viktor Yanukovych ayaa sheegey in lagu khasbey inuu dalka isaga tago, isla markaana uu diyaar u yahay inuu u dagaalamo mustaqbalka Ukraine. Shir jaraa’iid oo...
View ArticleMadaxweynaha Faransiiska oo booqasho ku tagay magaalada Bangui ee...
Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa booqashadii labaad ku tagay Jamhuuriyada Afrikada Dhexe, tan iyo markii uu ciidamo u diray, si ay u soo celiyaan nabadgelyada iyo xasiloonida. Ciidamada...
View ArticleJanaale”Ciidanka Milateriga oo Boobay Raashin Mucaawino Ah”
Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay degmadaas labo boobay labo baabuur oo mucaawino siday, kaasoo loogu tala galay dadka danyarta ee ku dhaqan...
View ArticleBeesha Bahdir Cismaan Maxamuud oo Bayaan kasoo saartay khilaafka ka...
Beesha Bahdir Cismaan Maxamuud(Majeerteen ) waxey soo saartay Bayaan ku wajahan Khilaafka xoogan ee ka aloosmay soosaaridii amase soo xulistii Boqortooyada Cismaan Maxamuud(Majeerteen). Bayaan Beeshu...
View Article