Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya oo la sheegay inuu isku Shaandheyn Kooban ku...
Warar soo baxaya oo laga helayo ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhow madaxtooyada ayaa sheegaya in raisul wasaaraha Somalia C/wali Sheikh uu qorsheynayo inuu maalmaha soo socda isku shaandheyn kooban ku...
View ArticleCiidamada Ilaalada Xeebaha Liibiya oo badbaadiyey Tahriibeyaal Soomaali ah.
Saraakiisha dowlada Liibiya ayaa sheegay in ciidanka ilaalada xeebaha ee dalkaas in ay shalay badbaadiyeen 107 qof oo tahriibeyaal Soomaali ah, kaddib markii doontii ay saarnaayeen ay ku dhowaatay in...
View ArticleUkraine oo heegan gelisay Ciidamadeeda.
Ukraine ayaa heegankii ugu sareeyay gelisay ciidankeeda, kadib markii kumanaan ka tirsan ciidamada Ruushka oo wata diyaarado iyo dabaabaad ay soo galeen qeybo ka mid ah dalkaas, gaar ahana gobolka ay...
View ArticleBeesha reer Xaaji Saleebaan ee H/Gidir oo xilkii ka qaaday Nabadoon Axmed...
Beesha reer Xaaji Saleebaan oo ka mid ah beelaha Habargidir ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay xilka uga qaadeen Nabadoon Axmed Diiriye Cali iyagoona doortay hoggaan cusub. Kulanka oo ay ka soo...
View ArticleWasiir ku xigeenka Waxbarashada Puntland oo sheegay inay ka go’an tahay Kor...
Wasiir ku xigeenka wasarada waxbarashada dowladda Puntland Dr.Maxamed Cali Faarax ayaa maanta sheegay inay ka go’an tahay sidii kor loogu qaadi lahaa tayadda jaamacaddaha. Hadalkan ayuu Dr.Maxamed ka...
View ArticleKhilaaf Sadex Geesood ah oo dhextaagan Masuuliyiinta Wasaarada Dekedaha...
Khilaaf Culus oo Sadex Geesood ah ayaa ka dhextaagan Masuuliyiinta Wasaarada Dekedaha ,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcadbadeeda Puntland. Khilaafkan oo mudo bil ku dhowaad ah soo jiitamayay ayaa...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Ugandha waa wallaalo dhiigooda noo huray, mana ilaaweyno.”
Muqdisho 02 Maarso 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga difaaca iyo arrimaha gudaha ee baarlamaanka Ugandha....
View ArticleHaweeney Soomaali ah oo markii ugu horeysay ka mid noqotay saraakiisha...
Haweeney Soomaali ah ayaa markii ugu horeysay taariikhda ka mid noqotay ciidamada booliska gobolka Minesota ee dalka Maraykanka. Khadro Mohamed oo ka soo jeeda Soomaalida Kenya ayaa ku faraxday ka dib...
View ArticleQaraxyo miino oo Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM Muqdisho lagula Eegtay.
Qaraxyo miino ayaa maanta si kala gaar gaar ah waxaa lagula beegsaday ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa, iyadoo la soo sheegayo in qaraxyadaas ay sababeen dhimasho...
View ArticleQabanqaabada Wejiga Labaad ee shirka Dib-u Heshiisiinta beelaha Jubooyinka oo...
Qabanqaabada wejiga labaad ee shirka dib-u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka ayaa ka socota magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Abaabulka madax-dhaqameedyada iyo ergooyinka ka...
View ArticleGaryaqaan Cabdiqani Xuseen Gacayte oo si qoto Dheer uga hadlay ka...
Garyaqaan Cabdiqani Xuseen Gacayte oo ka mid ah Yaryaqaanada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ingiriiska ayaa si qoto dheer uga hadlay Khayraadka Dabiiciga ah ee dhulkeeni Hooyo ee Soomaaliya Ceegaaga...
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Cisman Cumar Maxamuud(Japan).
Waxaa Maanta Magaalada Bosaaso ku Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Cismaan Cumar Maxamuud oo lagu naanaysi jirey Japan. Marxuum Cismaan Cumar Maxamuud Waxa Maanta kusoo Booday Xanuun Kedis...
View ArticleErgada u fadhida shirka Maamul u sameynta lixda gobol oo maanta dooranaya...
Ergooyinka u fadhida shirka maamul goboleedka Koofur galbeed ee lixda gobol ah ayaa maanta lagu wadaa inay doortaan Madaxweynaha Maamulkaas, iyadoo saaka magaalada Baydhabo ay ka socoto qaban qaabadii...
View ArticleUkraine oo Heegan gelisey Ciidamadeeda Keydka Ah.
Ukraine ayaa Heegan gelisey ciidamdeeda Keydka ah si ay uga jawaabaan ansixinta Baarlamanka Ruushka ee aheyd in ciidamo ay usoo diraan gobolka Crimea. Andriy Paruby, oo ah sarkaalka ugu sareeya ee...
View ArticleM/weynaha DF oo Guryo ka kala Iibsaday Muqdisho iyo Turkiga iyo Dowladii...
Madaxweynaha Dowlada federaalka Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa guryo aan tiro lahayn ka kala iibsaday Dalalka Soomaaliya iyo Turkiga. Madaxweynaha ayaa Hantidii Qaranka Soomaaliyeed u isticmaalay...
View ArticleR.W. Cabdiweli ” Isutaga Imaaraadka Carabta waxay naga caawinayaan...
Abu Dhabi, March 3, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa kulamo kala duwan la qaatay qaar kamid ah...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo soo Guryo Noqday(Sawiro).
Isniin 03 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo todobaad ah safar ku maqnaa dalka Ethiopia ayaa maanta dib ugu soo noqday magaalada Garowe ee...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka...
Muqdisho 03 Maarso 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Ruushka Mr Valery Orlov. Safiirka...
View ArticleWasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan...
Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta soo saartay war saxaafadeed ay uga hadleyso mowqifkeeda ku wajahan shirarka iska soo horjeeda ee ka socda magaalada Baydhabo....
View ArticleMaamulka Jubbaland oo sheegay in Dekeda iyo Air Por-ka Kismaayo ay la mid...
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in heshiiskii Addis Ababa ee ay bishii Agoosto ee sanadkii hore ay la saxiixdeen dowladda Soomaaliya uu ka fashilmay dhinaca dowladda, kadib markii ay ku eedeeyeen inay...
View Article