Ciidamada Dowlada Ruushka oo la wareegay Gobolka Crimea ee dalka Ukraine.
Ciidamada Dowlada Ruushka ayaa si buuxda ula wareegay gobolka Crimea ee Ukraine ee ay ku badan yihiin dadka ka soo horjeeda dowladda KMG. Arrintan ayaa imaanayso iyadoo taliyihii ciidammada badda ee...
View ArticleMadoobe Nuunow oo loo doortay Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed ee Lixda...
Waxaa gelinkii dame ee maanta ku soo gaba gaboobay Xarunta ADC ee magaalada Baydhabo doorashadii hogaanka Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lixda Gobol, iyadoo lagu doortay Madaxweyne....
View ArticleMaqaal:-Madaxweyne Gaas iyo Siyaasadiisa Qabow(W/Q.C/casiis Bashiir Azkar).
Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.Wuxuu mar ka liya ka soo muuqday shaa shadaha la iska daawado iyo kuwa la akhristo taariikhdu markay ahayd 23jun.2011 .i sagoo xiligaa Madaxwayne uu wadanka ka ahaa...
View ArticleRa”iisulwasaaraha Soomaaliya oo kulan casho ah la yeeshay madaxda ganacsatada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa galabta la...
View ArticleXiisada Ruushka iyo Wadamada Reer galbeed oo cirka isku shareertay.
Xiisadaha u dhaxeeya Ruushka iyo dalalka reer galbeedka ayaa cirka isku shareeray, kadib markii Ciidamada Ruushka ay qabsadeen Gobol ka tirsan Ukraine oo lagu magacaabo Crimea, halkaasoo ay ku badan...
View ArticleWasiirka Arimadaha Dibada Ruushka”Shiinaha Waa Nagu Fikirla Arrinta Ukraine”
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegtey in Shiinaha iyo Ruushka ay isku aragti ka yihiin xaaladda ka taagan dalka Ukraine, halka kooxda xubnaha ka ah waddamada G-7 ay dhaleeceynayaan waxa...
View ArticleRa”iisulwasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka carabta, ahna wasiirka arimaha madaxtooyada...
View ArticleRaali Gelin ku socota Masuuliyiinta Wasaarada Dekedaha Puntland.
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Caalamiga ah ee Raadreeb.com Waxay raali gelin ka Bixinayaan Warkii ku saabsanaa Khilaaf la sheegay in uu soo kala dhexgalay Wasiirka Wasaarada Dekedaha...
View ArticleMadaxweynaha Maamulka Jubbaland oo La Kulmay Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka...
Madaxwaynaha mamulka Jubbaland Mudane.Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo Safar Shaqo ku jooga magalada Addis ababa ayaa kulan gaar ah la qaatay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi Ethopa...
View ArticleCiidamada Ukraine oo Hor istaag ku Sameeyey Ciidamada Ruushka ee ku sugan...
Ciidammada Ukraine ayaa is hortaag ku Sameeyey Ciidamada Ruushka ee ku sugan Gobolka Crimea ee dalka Ukraine. Goor sii horreysay ayay Ukraine sheegtay in Ruushku ay waqti kama dabays ah u qabteen...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo dalka dib ugu soo Laabtey.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar shaqo uu dibada ugu maqnaa, iyadoo si diiran loogu soo...
View ArticleYusuf Indhacade oo lagu wado in laga dhigo Gudoomiye ku xigeenka Gobolka...
Iyadoo uu weli socdo isbedelka lagu sameynayo hogaanka maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan shaqsiyaadka loo magacaabayo ku-xigeenada duqa magaalada Muqdisho....
View ArticleMadaxweyne Obama”Ruushka ha ka baxo Gobolka Crimea ee dalka Ukraine”
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa ugu baaqay Ruushka inuu ciidammadiisa kala baxo gobolka Crimea ee dalka Ukraine. Obama ayaa hindisay in la dhiso guddi komeerayaal ah oo hubiyo inaan lagu...
View ArticleBiyo La”aan Baahsan oo laga soo Sheegayo Gobolka Sanaag.
Biyo La”aan Baahsan ayaa Waxa laga soo sheegayaa Gobolka Sanaag ee Deegaanada Puntland. Maamulka gobolka Sanaag ee Puntland ayaa sheegay in biyo la’aan xooggan ay ka jirto deegaannada Baran, Ceel-buh...
View ArticleAl-Shabaab oo Xukun Dil ah ku fulisay Nin uu adeer u ahaa C/Raxmaan Faroole...
Xarakada Al-Shabaab ayaa shalay fagaare kuyaala Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose waxa ay ku toogatay sadax nin ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen Jawaasiis la shaqeysa Dowlada Federaalka iyo Sirdoonka...
View ArticleOdayaasha iyo Waxgaradka Beesha Jambeel oo Baaq kasoo Saarey Nin isku...
Odayaasha & waxgaradka Beesha Cabdi Koombe (jambeel) ayaa baaq ay soo saareen ku sheegay in u metelin Xuseen Siciid (Xuseen Tabliiq) oo sheegtay inu yahay Gaaradka beesha Odayaasha, ganacsatada...
View ArticleRa”iisulwasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo dalka dib ugu...
Muqdisho, March 5,2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kadib saddex maalin oo booqasho rasmi ah uu ku tegay...
View ArticleMuslimiinta ku Nool Dalka Ingiriiska oo ka Carooday hadal dhowaantan Kasoo...
Duqa magaalada London Boris Johnson ayaa dhaleeceyn badan kala kulmay hadal uu dhawaan jeediyay oo ahaa in dadka muslimiinta ee kunool Ingiriiska ee lagu helo danbiyada la xariira Argagaxisinimo in...
View ArticleWasiir ku Xigeenka Maaliyada Puntland oo Magaalada Juurile Lagu Soo...
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland Axmed Yaasiin Saalax iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Magaalada Juurile Xaflad Soo Dhoweyn ah Loogu Sameeyey. Xafladan Soo Dhoweynta ah ayaa Waxa soo qaban...
View ArticleMaxkamad Ciidanka qalabsida ee Dowlada Puntland oo xukun riday(Video).
Maxkamad ciidanka qalabsida ee Gobolada Bar,Sanaag,Karkaar iyo Gardufuu ayaa xukun ku riday eedaysanayaal la Horkeenay. Ragga maxkamadda la hor keenay ayaa horay uga tirsanaa ciidanka Puntland waxaana...
View Article