Dalalka Khaliijka oo Khilaaf Soo Kala Dhexgalay.
Dalalka Khaliifka ayaa waxa soo kala dhexgalay khilaaf ku Saabsan Dhanka Amaanka ee Gobolka. Dalalka Saudi Arabia, Bahrain iyo Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa sheegey inay dib ugu yeerteen...
View ArticleFaarax Cabdulaahi Faroole oo ka hadlay Dilkii Walaalkiis.
Kadib markii Alshabaab ay Shaaciyeen in ay dileen Mid ka mid ah Wiilasha uu Adeerka u yahay Madaxweynihii Hore ee Puntland Mudane C/raxmaan faroole ,iyagoona ku tilmaamay in uu jaajuus u ahaa Puntland...
View ArticleAfhayeenka guud ee Al-Shabaab Cali Dheere oo Baaq u diray shacabka Soomaaliyeed.
Afhayeenka Guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo ayaa baaq guud u diray shacabka Soomaaliyeed, kadib markii fariin cod ah oo soconeysay ilaa 20-daqiiqo uu soo diray, kaasoo uu kaga hadlayay...
View ArticleJawiga Guud ee Magaalada Baydhabo oo Saaka Degan.
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa saaka deggan kaddib isku-dhac geystay dhimasho iyo dhaawac oo Arbacadii shalay ka dhacay magaalada. Isku-dhaca ayaa u dhaxeeyay ciidanka milateriga iyo...
View ArticleWafdi uu Hogaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo Garoowe soo Gaarey.
Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Magalada Muqdisho Cemalettin Kani Torun ayaa maanta soo gaaray magalada Garowe. Mr.Kani Torun iyo wafdiga la socda waxaa garoonka diyaaradaha...
View ArticleRugta Ganacsiga Puntland oo ku Gacan Seyrtay Amar ka Yimi Wasiirka Ganacsiga...
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Maxamuud Xasan Soocade ayaa maalintii Isniinta ee lasoo dhaafay ku dhawaaqay in la qaban doono dhowaan doorashada Maamulka sare ee Rugta ganacsiga Puntland....
View ArticleGolaha Amaanka oo isku raacay in Mudo kordhin Loo Sameeyo xayiraad ka...
Golaha Amaanka QM ayaa xalay oo Arbaco ahayd isku raacay in mudo kordhin loo sameeyo xayiraad ka qaadista cunaqabateynta hubka ee sanadkii hore laga qaaday Dowlada Federaalka Soomaaliya. Iyadoo ay...
View ArticleDr. Faroole oo ka hadlay dadkii kooxda Al-Shabaab ay ku toogteen magaalada...
Allah baa Mahad leh, Nabadgelyo iyo Naxariisna Nabi Muxammad korkiisa ha ahaato. Kooxda Shabaab ayaa March 4, 2014, ku dhawaaqday inay ku toogteen magaalada Baraawe ee koonfurta Somalia sadex nin oo...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo qaaabilay wafdi uu horkacayay Safiirka Turkiga(Sawiro).
Khamiis 06 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiinta kala duwan ee dowladda ayaa maanta ku soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Garowe wafdi sare...
View ArticleSaacid Al-Qadaafi oo Loo Gacan Geliyey Xukuumada Liibiya.
Dowladda Libiya ayaa sheegtay in wiil uu dhalay Hogaamiyihii hore ee dalkaas Col. Mucaamir Al-Qadaafi in loo soo gacan geliyay, kadib markii ay ku soo wareejisay dowladda Niger. Saacid Al-Qadaafi ayaa...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Sheegay in Dowlada Puntland ay Baahi u qabto...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay baahida loo qabo ciidamo ka socda Hawlgalka Midawga Africa ee Nabad Ilaalinta Soomaaliya (AMISOM)....
View ArticleBeesha Murursade oo Kulan Xasaasi ah Muqdisho ku Yeelatay(Sawiro).
Waxaa Maanta Hotelka Amiira ee Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan balaaran ay isugu yimaadeen Qeybaha kala duwan ee Bulshada Beesha Murursade sida Xildhibaano Saraakiil , Siyaasiyiin , Waxgarad...
View ArticleMadaxweyne Axmed Madoobe”Sameynta Maamul Goboleedka lixda Gobol waa mid Riyo...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane. Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku tilmaamay Maamul goboleedka looga dhawaaqay magaalada Baydhabo ee lixda Gobol ahaa inuu yahay mid Riyo ku dhisan....
View ArticleMaamulka Ahlu Sunna Waljamaaca oo soo Dhoweeyey khafiifinta cunnaqabateynta...
Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aankii uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku kordhiyay muddada khafiifinta cunnaqabataynta hubka ee...
View ArticleObama oo dhigiisa dalka Ruushka ugu baaqay Xal Siyaasadeed oo ku Aadan dalka...
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa ugu baaqay dhiggiisa dalka Ruushka Valadimir Putin inuu xal diblumaasiyadeed uu ku raadiyo dhibaatada dalka Ukraine. Labada Madaxweyne oo khadka Telefoonka ku...
View ArticleGolaha Xukuumada Puntland oo maanta ka shiraya Waxqabadka Sanadka hore iyo...
Gollaha xukumadda Puntland ayaa maanta u fariistay sidii looga shiri lahaa waxqabadka sanadka hore & qaabka loo wajahayo. Shirka waxaa kasoo qayb galay madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo furey Qorshe Hawleedka Xukuumadiisa(Sawiro).
Jimce 07 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ku furay xarunta Jaamacadda PSU Garowe shirka Qorshe-Hawleedka Xukuumadda shanta sanno ee soo socota....
View ArticleRa”iisulwasaaraha Turkiga oo sheegay inay Xiri Doonaan Baraha Facebook iyo...
Rai’salwasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dowladiisa ay mamnuuci doonto amase ay xiri doonto baraha bulshada ee Facebook iyo YouTube-ka. Ra”iisulwasaare Recep Tayyip Erdogan ayaa...
View ArticleAfhayeenka Ciidamada Kenya “Waxaan xaqiijinayaa in Cali dheere Afhayeenkii...
Afhayeenka ciidamada Kenya Emmanuel Chirchir ayaa bogga uu Twetterka ku leeyahay waxaa uu ku sheegay in maalintii Arbacada uu geeriyooday Shiikh Cali Max’ud Raage oo ah Afhayeenka guud ee Xarakadda...
View ArticleCiidamada Somaliland oo Weerar ku Qaaday Wafdi Puntland Ah.
Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Gobalka Cayn ee Puntland kana ambo baxay magalada Garowe ayaa lagu weeraray koonfurta Gobalka Sool sida uu warbaahinta gudaha u sheegay taliyaha ciidanka booliska Cayn...
View Article