Waxaa Maanta Magaalada Bosaaso ku Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Cismaan Cumar Maxamuud oo lagu naanaysi jirey Japan.
Marxuum Cismaan Cumar Maxamuud Waxa Maanta kusoo Booday Xanuun Kedis ah,kaas oo uu markii dame u Geeriyooday.
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Caalamiga ah ee Raadreeb.com Waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Qoyskii,Eheladii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday Alla How Naxariistee Maxamuud Cismaan Cumar Maxamuud(Japan),Waxaana alle uga baryaynaa in uu Samir iyo iimaan ka wada siiyo,isagan uu janadii Fardowsa uu Geeyo Su”aalaha Qabrigana uu alle u Fududeeyo,Aaamiin Aamiin Aamiin.