Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya oo kala Garan Waayay Calamada Wadamada Soomaaliya iyo Kenya(Video).

$
0
0

mqdefaultRa”iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa kala Garan Waayay Calamada Wadamada Soomaaliya iyo Kenya,xili ay Shir Jaraa”id wada qabanayeen Madaxweyne ku Xigeenka Dalka Kenya Mudane.William Rutto.

Madaxweyne ku xigeenka Dalka Kenya ayaa Saxay Ra”iisulwasaaraha markii uu khaladka galay ka dib,isagoona ka codsaday in uu Booska Calanka Dalka Soomaaliya ku aadan uu istaago.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Dhacdadan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles