Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe:Madaxda Puntland oo Qeybgashay Dood Cilmiyeed.

Dood cilmiyeed salka ku haysa helitaanka dowlada cadaalad ah tayo iyo tiro wanaagsan ku dhisan ayaa lagu qabtay hoolka shirarka Hay’adda PDRC, waxana kasoo qayb galay madaxwaynaah Puntland Dr.Cabdiwali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso:Warkii Maanta 15-01-2014 ee RadioBosaaso.

Halkan Hoose ka Dhegayso Warkii Maanta 15-01-2014 ee RadioBosaaso oo idinkaga imaanaya Studiaha Raadiyuhu uu ku Leeyahay Magaalada Muqdisho. Qodobadii Warka RadioBosaaso ee maanta 15-01-2014 ayaa waxa...

View Article


Gudoomiyaha Dhalinyarada Puntland ee Uk Eng Xasan jaamac Sicid Toodho Oo baaq...

Gudoomiyaha Dhalinyarada Puntland ee Uk Eng Xasan jaamac Sicid Toodho ayaa  baaq u diray madaxweynaha Cusub ee Puntland Prof Abdiwali Mohamed Ali  Gaas. Hoos ka daawo

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland oo maanta ka bilaabanaya...

Wajigii 3aad ee wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo wada hadalada maanta labada dhinac u furmayo uu ka adag...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tarsan “Shirkadii u hogaansata amarka Shabaab ee Internet-ka dalka kama...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa ugu hanjabay shirkadaha isgaarsiinta ee dalka cidii u hogaansanta amarkii Al-Shabaab ee ku saabsanaa mamnuucista Adeega...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Badda ee Dowlada Puntland oo qabtay kalluumeysato shisheeye.

Ciidanka badda ee maamulka Puntland ayaa maanta howlgal ay ka fuliyeen xeebaha deegaannada Baargaal iyo Murco ee gobolka Bari waxay ku soo qabteen afar doon oo laga leeyahay dalka Yemen oo la sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Golihii Wasiirada ee Xukuumadii Hore.

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Puntland, C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta markii ugu horreysay la kulmay wasiirradii xukuumaddii ka horreysay ee C/raxmaan Faroole. C/wali Gaas ayaa shirka uu la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaban qaabada Xaflada magacaabista Golaha Wasiirada oo ka socota Madaxtooyada.

Diyaar garowgii u dambeeyay ee lagu soo magacaabayo Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa xilligan ka socota Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo Ra’iisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed uu kulan la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ku dhawaaqistii Golaha Wasiirada oo saacad kadib lagu dhawaaqayo, kadib...

War goor dhow naga soo gaaray Madaxtooyada ayaa sheegaya in saacad kadib lagu dhawaaqi doono Golaha Wasiirada, iyadoo si rasmi ah Wariyeyaasha loogu yeeray si ay uga qeyb galaan munaasabada uu Ra’iisul...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Muhiim Ah :Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku Dhaqan Dalka Holland.

Waxa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Dalka Holland in la qaban Doono Xaflad Loogu Dabaaldegayo Madaxweynaha,Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland. Dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golihii Wasiirada Soomaaliya oo la Magacaabay.

Golihii Wasiirada Soomaaliya ayaa  la Goordhowayd La Magacaabay. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa caawa ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada, kadib munaasabad daahday oo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo aqbalay magacaabidii Golaha Wasiirada kuna baaqay in...

Muqdisho, 16 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa manta aqbalay soo jeedintii Ra’iisul Wasaaraha ee Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban shaqsiyaad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Magacyada Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiir ku Xigeenada.

1.Maxamed Macalin Yaxye wasiiru dowlaha arimaha gudaha iyo Fedaraalka 2.C/laahi Maxamed Nuur wasiiru Dowlaha Maaliyadda 3.Burci Maxamed Xamza wasiiru Dowlaha arimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tarsan oo diiday Wasiir ku-xigeen Loo Magacaabay.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa diiday xilka wasiir ku-xigeenka ciyaaraha iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prime Minister: “Cabinet will work tirelessly for the people of Somalia”

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today announced his Cabinet of Ministers. The Prime Minister, said: “I am pleased to announce my Cabinet today after extensive consultations. This...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo: Maxay kala Yihiin Wasiirrada Cusub ee Xalay La Magaacabay?

Sida ka muuqata liiska wasiiradan waxaa ku jira xubno muddo ku soo jiray saaxada, iyo rag kale oo ku cusub masraxa siyaasada Soomaaliya. Xubnaha la soo qaadan karo waxaa ka mid ah wasiiradii horey uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas iyo Dr.Faroole oo Safar u Baxay.

Madaxweynaha cusub ee Puntland Cabdiweli Cali Gaas iyo Madaxweynihii hore Dr. Cabdiraxman Maxamad Farole ayaa Maanta Safar ugu ambabaxey degaanada gobolka Nugal halkaasoo xoolo loogu qaybinayo dadkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golihii Wasiirada ee Maamulka Jubbaland oo Maanta la Dhaariyey(Sawiro).

Munaasbad lagu dhaarinayay isla markaana lagu soo dhamaystiray golaha wasiirada maamulka Jubba ayaa maanta ka dhacday xarunta madaxtooyada magaalada Kismaayo. Xaflada lagu dhaarinayay golaha wasiirada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xubintii Labaad oo ka tirsan Golaha Wasiirada Cusub oo is Casilay.

Xili si rasmi ah ay u soo dhamaatay dhisida Xubnaha Golaha wasiirda ee Ra”iisulwasaare Cabdi Wali uu shaaciyay  magacyada liiska cusub ayaa waxa soo ifbaxay is casilado ay sameynayaan qaar ka mida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Warka TV-GA Dowlada Puntland.

Halkan Hoose ka Daawo Warkii TV-Ga Dowlada Puntland. Qodobadii Ugu Waaweynaa ee Tv-ga Dowlada Puntland ayaa Waxa ka Mid ahaa:- 1-Madaxda Dowlada Puntland oo kulan la Yeeshay Wasiiradii Dowladii Hore....

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live