Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ogaysiis Muhiim Ah :Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku Dhaqan Dalka Holland.

$
0
0

Waxa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Dalka Holland in la qaban Doono Xaflad Loogu Dabaaldegayo Madaxweynaha,Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Waxa laga Codsanayaa Inay kasoo qeybgalaan Xaflada Dabaaldega Madaxda Puntland.

Halkan Hoose ka Akhriso Goobta Xaflada,Taariikhda iyo Wakhtiga ay Xafladu Dhacayo:-

Cinwaanka Ama Adresska Xaflada  Waa :-Majella Centrum Vleutenseweg 494 3532 HZ Utrecht.

Taariikhda iyo Maalinta Waa :-25-01-2014 Maalin  Sabti ah.

Wakhtiga Waa:-Saacada Van -18:00 Tot 02:00.

NB. Baarkinka Baabuurtu Waa Bilaash.
Wixii Faahfaahin Ah Kala Xariir:Tell:

Dr.Daahir Maxamed Siciid Kawir:-0641920296

Meecaad: -0684188800

Mohamed Hassan:-0684111308.
Mahadsanidin.

viber image


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles