Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Dhegayso:Warkii Maanta 15-01-2014 ee RadioBosaaso.

$
0
0

mqdefaultHalkan Hoose ka Dhegayso Warkii Maanta 15-01-2014 ee RadioBosaaso oo idinkaga imaanaya Studiaha Raadiyuhu uu ku Leeyahay Magaalada Muqdisho.

Qodobadii Warka RadioBosaaso ee maanta 15-01-2014 ayaa waxa ka mid ahaa:-

1-Al-shabaab oo la wareegay Degmada Mahaday iyo deegaanka Buurane ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

2-Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay Ciidanka Maraykanka ah ee dalka ku sugan.

3-qaar ka mid ah Haweenka Puntland oo mar kale dalab udirey Madaxweynaha Maamulka Puntland.

4-Xildhibaano ka mid ah Maamulka Somaliland oo eedayn ujeediyey Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadiisa.

5-Soomaali Mar kale maxkamad lagu soo taagayo dalka kenya.

6-dad ku dhaawacmay banaanbaxyo ka dhacay dalka Thailand.

7-Israil oo raali gelin siisey Xoghaya Maraykanka Mr.Kerry.

Halkan Hoose ka dhegayso Warkii Maanta ee RadioBosaaso.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles