Halkan Hoose ka Daawo Warkii TV-Ga Dowlada Puntland.
Qodobadii Ugu Waaweynaa ee Tv-ga Dowlada Puntland ayaa Waxa ka Mid ahaa:-
1-Madaxda Dowlada Puntland oo kulan la Yeeshay Wasiiradii Dowladii Hore.
2-Xildhibaano ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo sheegay inaysan aqbali doonin Wasiiradii Xukuumadii Hore.
3-Waxgaradka ,Siyaasiyiinta Isimada Beesha Axmed Harti oo sheegay inay la shaqayn doonaan Madaxda Cusub ee Dowlada Puntland.
4-Ciidamada Faransiiska ee ku sugan dalka Bartama Afrika oo dadaal ugu jira sidii ay u joojin lahaayeen dagaalka diimaha ku salaysan ee dalkaasi ka socda.