Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Akhriso Magacyada Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiir ku Xigeenada.

$
0
0

1.Maxamed Macalin Yaxye wasiiru dowlaha arimaha gudaha iyo Fedaraalka
2.C/laahi Maxamed Nuur wasiiru Dowlaha Maaliyadda
3.Burci Maxamed Xamza wasiiru Dowlaha arimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga
4.Maxamed Cali Xagaa wasiiru dowlaha gaashaandhiga
5.Daa’uud C/karim Cumar Wasiiru dowlaha amniga qaranka
Liiska Wasiira ku xigeenada
1.C/raxman Maxamed Saalax (Bandam) wasiir ku xigeenka arimaha gudaha iyo Fedaraalka.
2.Fahma Amed Nuur wasiir ku xigeenka Maaliyadda
3.Cabdalla Xuseen cali wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga
4.Mahad Maxamed Salaad wasiir ku xigeenka arimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga
5.Ibraahim Yarow Isaaq wasiir ku xigeenka amniga qaranka
6. Xaamud Cali Xasan wasiir ku xigeenka waxbarashada (magaca hore lama hubo)
7.Jamaal Xasan Ismaaciil wasiir ku xigeenka dekedaha iyo gaadiidka Badda
8.C/laahi Sheikh Cali Qaloocow wasiir ku xigeenka qorsheynta
9.C/laahi Bile Nuur wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo Dastuurka
10.Yuusuf Xayle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Owqaafta
11.C/laahi Colaad Rooble wasiir ku xigeenka warfaafinta
12.Xirsi Aaden Rooble wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo duulinta Hawada
13.Cabdalla Xaaji Cali wasiir ku xigeenka shaqada iyo arimaha bulshada
14.Axmed Ali Salaad Taako wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
15.Cusmaan Libaax Ibraahim wasiir ku xigeenka Beeraha
16.Maxamud Axmed Nuur Tarsan wasiir ku Xigeenka Sportiga iyo Dhalinyarada
17.Cabdi Kaafi Macalin Xasan wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha
18.C/raxman Cabdi Cusmaan wasiir ku xigeenka ganacsiga iyo warshadaha
19.Maxamed Ismaaciil Shuuriye wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo dib u dhiska
20.Muna Ibraahim Abiikar wasiir ku xigeenka Haweenka iyo horumarinta xuquuqul aadanaha
21.C/casiis Xasan Maxamed wasiir ku xigeenka Kaluumaysiga Kheyraad ka Badda
22.Maxamed Cali Geedi wasiir ku xigeenka Macdanta
23.Axmed Aaden Axmed wasiir ku xigeenka Caafimaadka
24.Maxamed Axmed Kulan wasiir ku xigeenka hidaha iyo Tacliinta sare.

Baarlamaanka_Soomaaliya


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles