Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bandhigga Bugaagta iyo Dhaqanka – Codka hal-abuurka ee 2013 oo Gothengurg ka...

Waxa magaalada Gothenburg ka furmay barnaamijka bandhigga Bugaagta iyo Dhaqanka – Codka halabuurka ee 2013 oo ka furmay magaalada Gothenburg. Barnaamijkaa ayaa socon doono malmaha jimcaha, sabtida iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Obama oo Difaacay dhegaysiga Telefoonada Maraykanka.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa markii ugu horaysay difaacay dhegaysiga Telefoonada iyo dabagalka adeegsiga Internetka ee ay samayso wakaaladda Nabad-sugidda Maraykanku. Obama ayaa sheegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin Wararkii Ugu Dameeyey ee Magaalada Kismaayo.

Ciidamada maamul-goboleedka Jubbaland ayaa la wareegay amaanka guud ee magaalada Kismayo, kadib markii ay maanta kula dagaalameen ciidamo beeleedyo ay isku dhaceen, waxaana la sheegay in xalaada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Shir Jaraaid qabtay(Dhegayso).

Madaxweyne kuxigeenka maamul goboleedka Jubbaland Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil(Fartaag) ayaa shir jaraaid oo xasaasi ah ku qabtay magaalada Kismaayo kaas oo kaga waramayo dagaalkii maanta dhacay iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubbaland oo Shir Jaraa”id qabtay(Video).

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Shiikh Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe) ayaa Shir Jaraaid Waxa uu ku qabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Madaxweyne Axmed Madoobe wuxu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii Ugu Dameeyey ee Magaalada Kismaayo(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Wararkii Ugu Dameeyey ee Magaalada Kismaayo iyo weliba Masuuliyiinta Maamulka Jubbaland oo si wada Jir ah Uga Hadlay.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar qof oo ku dhimatay Dab qabsaday Kaam ku Yaal Magaalada Garoowe(Sawiro).

Afar qof ayaa ku dhintay in ka badan 10 ruuxna dhaawacyo ayaa soo gaaray dab qabsaday Kaamka Ajuuraan ee duleedka magaalada Garowe oo ay deganyihiin barakacayaasha Koonfurta dalka ka yimid. Xoghayaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xoogaga Al-Shabaab oo xalay gudaha u galay magaalada Baydhabo.

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Shabaab ay xalay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhig ku yaal gudaha magaalada, iyadoo weerarkan uu ahaa kii ugu cuslaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubbaland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Kismaayo dib ugu laabtay.

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka  Jubbaland Axmed Madoobe iyo wafdigiisi ayaa goor dhawayd dib ugu laabtay magaalada Kismaayo iyadoo halkaa ay kusoo dhoweeyeen masuuliyiin katirsan Dowlad goboleedka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fiqi oo qaar ka mid ah Dhaawacyadii dagaalkii Kismaayo Muqdisho Geeyey(Video).

Wafdigii Ku Sugnaa Magaalada Kismaayo ayaa dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho,iyagoona horey Diyaarada Horey ugu sii qaatey qaar ka mid ah Dhaawacyadii Dagaalka ku Waxyeeloobay. Wafdiga Dowlada ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed oo Maanta la Dharbaaxay(Dhegayso).

Taliyaha Booliiska Soomaaliya Jen. C/xakiin Dahir Saacid ayaa maanta askari Dable ah Isla Markaasina ka Tirsan Ciidanka Amisom waxa uu ku Gacan qaaday Afaafka Hore ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Jubbaland ee Magaalada Kismaayo.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirada Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe). Halkan ka Akhriso Warbixin ku Saabsan Sawiradan.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Midowga Yurub(Sawiro+Video).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Midowga Yurub iyo Safiirkii hore ee Dowladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubbaland oo si Heersare ah Kismaayo Loogu Soo dhoweeyey(Video).

Waxaa maanta magaalada Kismaayo soo gaaray wafdi uu horkacayay madaxweeynaha maamul goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) oo mudooyinkii u danbeeyay ku maqnaa magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Farewell to Matt Baugh, UK Ambassador to Somalia.

Farewell to Matt Baugh, UK Ambassador to Somalia Mogadishu, 12 June 2013 - H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, today bid farewell to the UK Ambassador, H.E. Matt...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Gaagaab”Madaxweyne Xasan Waxaan Leenahay Beelaha Hawiye Maamulo U dhis.

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Yusuf ” Gaagaab” ayaa maanta si adag uga hadlay arrimaha la isku hayo ee ku aadan maamulka Jubaland ee uu madaxweynaha ka yahay Axmed Madoobe....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odayaasha Beesha Cowramaleh oo Eedayn Dusha Uga Tuuray Dowlada...

Odayaasha Beesha Cowramaleh oo Shir Jaraaid ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa eedayn Dusha uga Tuuray Dowlada Federaalka Soomaaliya. Odayaashu waxay sheegeen in Masuuliyada Dhibaatadii Kismaayo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Madaxtooyada Dowlada Soomaaliya oo Adis Ababa ku Sugan.

Wasiirka Madaxtooyada dowlada Federaaalka ah Farax Cabdulqaadir ayaa Maalmahan ku sugnaa  magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethopia. Mudane Faarax C/qaadir ayaa  la kulmey Raisal wasaare...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Jubbaland oo Bilaabaya Howlgal ka Dhanka Ah Ururka Al-Shabaab.

Maamulka Jubbaland ee Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe)  Madaxweynaha ka Yahaya ayaa sheegay in uu billaabi doono howlgallo lagu xoreynayo deegaannada ay kooxda Al-Shabaab wali gacanta ku heyso ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada oo Maanta Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Duulista Cirka Iyo...

Khamiis, 13, June, 2013…Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare  Cabdi Faarax Shirdoon...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live