Waxaa maanta magaalada Kismaayo soo gaaray wafdi uu horkacayay madaxweeynaha maamul goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) oo mudooyinkii u danbeeyay ku maqnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Halkan ka Daawo Sawirada Soo dhoweynta Wafdiga Madaxweynaha.
Halkan Hoose ka Daawo Soo Dhoweynta Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland.