Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Madaxweynaha Jubbaland oo Shir Jaraa”id qabtay(Video).

$
0
0

mqdefaultMadaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Shiikh Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe) ayaa Shir Jaraaid Waxa uu ku qabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.

Madaxweyne Axmed Madoobe wuxu Shirkii Jaraa’id kaga Hadlay Dagaalo Maalmahan ka dhacayay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbalad Hoose.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles