Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo Shir Jaraaid qabtay(Dhegayso).

$
0
0

Madaxweyne kuxigeenka maamul goboleedka Jubbaland Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil(Fartaag) ayaa shir jaraaid oo xasaasi ah ku qabtay magaalada Kismaayo kaas oo kaga waramayo dagaalkii maanta dhacay iyo doorkii ay ku lahayd Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Halkan ka Dhegayso Shirkii Jaraaid ee Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubbaland.

Fartaag ayaa dhanka kale u Mahadceliyay Ciidamada Maamul Goboleedka Jubbaland Guushii ay kasoo Hoyeen Dagaalkii Kismaayo ka dhacay.


Madaxweyne-ku-Xigeenka-Jubbaland-Jeneraal-Fartaag


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles