Maxaa Yuusuf Garaad iska bedelay?? (Warbixin)
Yuusuf Garaad Cumar ayaa horay uga mid ahaan jiray raga soomaalida ah oo hab qabiil uga qayb qaatay siyaasada cakiran ee Soomaaliya,iyo ku lug lahaanshaha arrimaha siyaasada, ayaa dacwo lagu soo oogay...
View ArticleDr.Faroole oo Diblomaasiyiin la Kulmay.
Muddo todobaad ah ayaa magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya waxa ku sugan Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole iyo wafdi uu horkacayo. Kulamo kala duwan ayuu horey ula qaatay...
View ArticleMaanso La Magacbaxday Isa Sudhan(By.Abwaan Firdhiye).
Halkan Hoose ka Daawo Maanso La Magac Baxday Isa Sudhan oo uu Tiriyey Amase uu Curiyey Abwaan C/fataax Cali C/raxmaan(Abwaan Firdhiye). Abwaan Firdhiye Wuxuu Si Toos ah Maansada ugu Tiriyey Amase uu...
View ArticleBarnaamijka Falaynqeynta Dhacdooyinka oo lagu lafa Guray Arimaha...
Barnaamijka falanqeynta ee ka baxa Telifishinka Somalichanel ayaa lagu lafa Guray Arrimaha Jubbooyinka iyo Dastuurka.
View ArticleMagaalada Kismaayo oo Laga Dareemayo Horumar Xoogan oo dhinac Walba Ah(Video).
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxa laga Dareemayaa Horumar Xoogan oo Dhinac Walba Ah.
View ArticleDaawo Sawir ka Turjumaya Habdhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya.
Amiin Caamir oo Ah Farshaxamiiste Soomaaliya ayaa waxa uu Bandhigay Sawir Ka Turjuma Hab Dhaqanka Qabiileysan ee Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya.
View ArticleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo Go’aamo ka soo saarey Arimaha Badda.
Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:- Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay ayid-san-tahay...
View ArticleShil Baabuur oo ka dhacay Deegaanka Timirshe ee Gobolka Bari.
Afar qof ayaa ku dhimatay todoba kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaarey Shil-Baabuur oo saqdii dhexe ee xalay ka dhacay meel 180-km magaalada Boosaaso bariga kaga aadan. Baabuurka shilka galay –...
View ArticleSomali Federal Government clarifies its position on territorial Waters.
Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters In its weekly meeting the council of ministers issued the following statement on the issue of Somali territorial waters: The...
View ArticleXasan Shiikh iyo Faroole oo Nairobi kulan uga Socdo.
Labada Madaxweyne ee Kala Ah Xasan Shiikh Maxamuud iyo C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud(faroole) ayaa Kulan Albaabadu u xiran yihiin Waxay ku Leeyihiin Hotel Park ee Magaalada Nairobi. Labada...
View ArticleTababar Kor loogu qaadayey Aqoonta Saxafiyiinta oo Bosaaso lagu qabtay(Video).
Tababar Kor Loogu Qaadayo Aqoonta Saxafiyiinta Puntland ayaa waxa lagu qabtay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Munaasabada Furitaanka Tababarka ayaa waxa kasoo qeybgalay Masuuliyiin ka socday...
View ArticleBritain oo Danjire Cusub u Magacawday Dalka Soomaaliya.
Britain ayaa Danjire Cusub Waxay Usoo Magacawday Dalka Soomaaliya. Mr Neil Wigan ayay dawladda Britain u magacawday inuu noqdo Danjiraha cusub ee Soomaaliya wakiilka uga noqon doona balse uu...
View ArticleBosaaso:Dooni Ganacsi oo Burcadbadeed Laga Badbaadiyey.
Doon laga leeyahay dalka hindiya sidayna xoolo ay lahaayen ganacsato soomaaliyeed ayaa koox burcad badeed soomali ah maalin kahor ku afduubteen meel udhow xeebta Magaalada Boosaaso. Wasiirka Dekedaha,...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo “Wax fudud ma ahan in xilligan Somaliland loo aqoonsado...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in aanay xilligan sahlaneyn in Somaliland loo aqoonsado dal madax banaan, isagoo quus ka muujinayay sida caalamka aanu u daneyneyn....
View ArticleDr.Faroole iyo Shiikh Axmed Madoobe oo Nairobi kulan Ku Yeeshay.
Waxaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) iyo Madaxweynaha cusub ee dhowaan loo doortay Jubaland Sheikh Axmed Maxamad Islam...
View ArticleSarkaal ka Mid ah Ciidamada Jubbaland oo Eedayn u Jeediyey Wasiirka Difaaca...
Sarkaal kamida ciidamada Jubbaland oo saxaafada u waramay ayaa Shaqaaqo Maanta ka Dhacday Magaalada Kismaayo ku eedeeyay wasiirka Difaaca ee DFS Cabdixakiin Fiqi. Dowlada Federaalka ayaa lagu...
View ArticleC/naasir Seeraar “Wasiirka Gaashaandhiga Al-Shabaab ayuu hubeynayaa, mana u...
Afhayeenka Maamulka KMG ee Kismaayo C/naasir Seeraar Maax ayaa ku eedeeyay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Fiqi inuu ku lug leeyahay xaalada ka taagan magaalada Kismaayo, isagoo cadeeyay...
View ArticleXaalada Kismaayo oo saaka degan iyo dadaalo lagu qaboojinayo xiisada oo socda.
Xaalada magaalada Kismaayo ayaa saaka degan, iyadoo ay socdaan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka jira magaalada, kadib dagaal dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay bartamaha magaalada. Inkastoo xiisada ka taagan...
View ArticleMAQAAL:XIRIIRKA MARAYKANKA IYO MADAXWAYNE XASAN.
XIRIIRKA MARAYKANKA IYO MADAXWAYNE XASAN. Somaliya oo ay ka jirto burbur dawlad la aan kadib markii 1991 uu burburay nidaamkii dawladeed ee ay lahayd soomaaliya taasoo ay haleeshay dagaalo...
View ArticleXasan Shiikh iyo Axmed Madoobe oo Nairobi Kulan ku Yeeshay.
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamul gobaleedka soomaaliyeed ee Jubbaland Shiikh Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe) ayaa xalay Kulan...
View Article