XIRIIRKA MARAYKANKA IYO MADAXWAYNE XASAN.
Somaliya oo ay ka jirto burbur dawlad la aan kadib markii 1991 uu burburay nidaamkii dawladeed ee ay lahayd soomaaliya taasoo ay haleeshay dagaalo sokeeye.Mashaakilka uugu wayn ee ragaadiyay in soomaali hesho dib usoo nooleeyn hanaankii dawladeed ee sida ba an u burburay ayaa waxay tahay saldhigii dawladu daganeeyd ee ahayd caasimada dalka oo halbeel ugaar noqotay kuwaas oo xoog ku haysta kana dhigay god dhuurwaayo.
Mogdisho waxay noqotay oo hada tahay meel bartilmaameed u ah ama gabaad u ah maafiyada caalamka iyo danbiila yaasha dalalkooda laga soo masaafuriyay. hadaba waxaa marti galiyay beesha ku habsatay caasimadii ee looga kala yaacay,kuwanoo u diiday xasilooni nidaam iyo kala danbayn tan badalkeedana ka dhigtay,gadida bani aadamka,beerida daroogada,dilka,kufsiga,dhaca oo hada u ah waxay qabatimeen oo nolol maalmeedkooda ah waana nasiib daro.
Mogadisho somalida iyo caalamkuba waxay sameeyeen isku day ah bal in wuxuun nidaam ah laga sameeyo. hadaba waxaa loo arkay madama soomaalidu isku danbaabtay oo kala irdhoobeen bal hada in nin isla beeshaas ah laga dhigo madaxwayne iyo duqa magaalada iyo jago kastoo haboon si ay wax uuga qabtaan beeshoodan bahaloowday ee casimadii umada soomaaliyeed ee dawladu ku shaqayn lahayd ka dhigtay carwo shaydaan oo basharaadku ka fiigo.
Waxaa ragaa u horeeyay madaxwayne cali mahdi hayeeshee wuxuu qayb ka noqday kuwii loo diray in uu xaliyo sikale hadaan u sheegno wuu ku fashilmay.waxaa xigay markale madaxwayne cabdiqasim iska daa in uu wax ka qabto reerkoodan bahalka ah ee casimadii dhalan rogaye wuxuuba soomaali galiyay burbur hor leh iyo shacabkii magalada kismaanyo oo uu baro kiciyay isagu wixii loo doortay waxaan ahayn buuba aaday.wuu fashilmay.
Markay halkaa joogto ayaa somalidii iyo caalamkii dareen yari galay oo ah duulkani wax laga qaataba malaha oo dadkooda wax ka qabankara sidaa daraadeed waxa latijaabiyay bal in gobolada dalka ee kale laga doorto madaxwayne sidaas waxa ku yimid madaxwayne cabdullahi yusuf ilaahay ha u naxariistee.doorashada ninkaan waxaa caalamkii iyo soomaalidiiba dareemeen isbadal dhaama wixii hore iyo rajo wuxuu awood u yeeshay in uu baarlamaankii iyo xukuumadii ama dawladii uu soo dajiyo bartii laga xukumi jiray soomaaliya oo uu kasaaro shacabkii ku ilma korsanayay xaruntii dalka laga hagayay.wuxuu mogdisho kaga tagay baarlamaan iyo afhayeen koodii raysalwasaarihii iyo golihii wasiirada kuwaas oo ah kuwa maanta aan dhaxalkooda hayno markaa waxaan orankaraa wuu gulaystay marka loo eego madaxdii kahoreysay ee waliba u dhashay kuwan laxalinayo ee bahaloobay.
Markii madwayne cabdullahi kafariistay siyaasadii waxa yimid markale madama ay ku andacoodeen beel baa naqabsanaysa bal in markale hadana iyagii laga dhigo madaxwayne waana kii fashilmay,hadana mid iyagii ah oo xasan ayaa lakeenay sida muuqatana wuxuu hayaa wadadii walaalkii cabdi qasim oo durba wakaa dhinac maray fadaraalkii oo diidan durba wakaa kismaanyo udiray bare hiiraale sidii uun cabdiqasim durba wakaa dagaalka kariday kismanyo walina ku dadaalaya in uu guryahooda ka qixiyo reer kismaanyo.
Sida soo ifbaxday ee la ogaaday madaxwaynuhu wuxuu sheegtay in maraykan uu lagalay heshiis ah shidaalka soomaaliya in uu lasoobaxo isagana lagu taageero in uu dalka oo dhan ku qabsado si xoog ah si uu xoogaa u helana laga qaado cunaqabataynta hubka isla markaana beeshiisa loo tababaro looguna tababaro mogdisho si ay uugu duulaan jubaland,somaliland,puntland, isla markaana uu umagacaabo gudoomiyayaal gobol oo isaga raacsan oo hada mogdisho la jooga qarna dibadaha joogaan. dadka siyaasada odorasaa waxay la yaaban yihiin waxa uu maraykan udoonayo in soomaaliya markale isku baabado madama uu ogyahay in rayigani uusan suuro gal ahayn??
Hadii wax la malmaleeyay waxaa soo baxday in maraykan wali u ciil qabo soomaali dhacdadii foosha xumayd ee caalamkoo dhan kayaabisay kadib markii 1993 lagu jiid jiiday askartiisii mogdisho.markaa waxanuu goconayaa dan kamalaha burburkeena.dhacdadaas waxay ku xanbaartay maraykan in uu adoonkeeno soomaaliya oo aan nin cad oo danbe lagu jiidin mogdisho wayna dhacday in adoontii lagu jiid jiiday mogdisho.dadka waxaa sameeyayna garashadaa sidaa ka ah.
Anagu ma aamin sanin reerkayga reeraha soomaaliyeed haloo afduubo suuro galna maha.
GUNAANAD
Dadka soomaaliyeed ee ah wax garadka iyo aqoonyahanka waxaa maanta u taal ceeb iyo fadeexo ma hadho ah,waayo 22 sanadood ayay heli la yihiin wax hal abuur fikir cusub,wado cusub.xal uraadin cusub midna!!! waxaynu is waydiin waynay si dhab ah maxaa hortaagan in aynu helo dawlad dhexe oo aynu ku midaysanahay oo fadaraal ah oo xoogan? dawlad shaqaysa maxaan u waynay? dawlado badan baynu dhisnay way shaqayn waayeen maxaa sababay? caqli gal maha in aynu niraahno halmadaxwayne iyo wasiir la aminaa majiro. hadaba dhibtu waxaa weeye waxaan ku cel celinaynaa 22 sanadood hal wado uun hal fikir uun malaha wax cusub oo xal ah. hadaba waxaan qabaa dawlad soomaaliyeed madaxwayne iyo wasiiro iyo baarlamaan waxaysan wali helin magaalo ay si xor ah uugu shaqeeyaan wakaa dhibtu.
Mawaxaa inagu yaraaday dhulkii soomaaliya? ma diintaa inoo diiday in aynu ka guuro meel aan shacabka dagani diyaar u ahayn inay soo dhaweeyaan dawladii oo lashaqeeyaan oo canshuurta bixiyaan oo umada nabad galiyaan. oo guryihii umada ka baxaan? waakuma ninka diyaarka u ah in uu ladarso nin gurigaagii iyo beertaadii haysta iyo madaxwayne raacsan? mawaxaan jirin shacab iyo magaalo diyaar u ah inay marti galiso caasimad cusub oo soomaaliyeed? waxaa cad in ay jiraan magaalooyin diyaar u ah inay soo dhaweeyaan oo nabad galiyaan oo sharfaan kuna farxaan inay helaan casimad soomaaliyeed iyo dawladnimo diyaara u ah inay lashaqeeyaan oo difaacaan soona celiyaan hanaankii iyo sharafkii lumay ee umada soomaaliyeed.maxaa diidan inaynu halkaa uguuro oo lararo baarlamanka iyo dawladaba si ay u shaqayso. war ma aqligaad la dihiin soomaaliyeey imisaa aduunyada ka guuray caasimadoodii oo ka dhigtay magalo cusub sababo jiro awadood.
Waxba tarimayso in kolba lakeeno ciidamo shisheeye mogdisho,waxba tari mayso in kolba layiraahdo ciidan soomaaliyeed baa lataba baray inagoo og in ay yihiin kuwadiidan nidaamka oo sooc ah. waxba tari mayso in afka laga dhaho mogdisho waa caasimad,waxba tari mayso in kolba nin iyaga ah hororka mogdisho ku habsaday baa laga dhigay madaxwayne bal in uu kii hore dhaamo. waxaase wax tar ah si qarankan sii lumaya loo caymiyo in labadalo caasimada oo looguuro magaalo dawladu aanay xabsi iyo afduub galayn.xalku waa caasimadoo labadalo xalku waa casimadoo labadalo xalku waa casimadoo labadalo………
markiiba waxaa soo noqon haykalkii dawladeed,karaamadii wadaniyadii iyo isjacaylkii soomaaliyeed haybadii baa iman dal iyo dibad soomaali qiimay yeelan haday dagto meel cusub iyagoo iloobaya meegaarka ibliis mogdisho.
Yuusuf Omar Mashruuc5@hotmail.com.