Sarkaal kamida ciidamada Jubbaland oo saxaafada u waramay ayaa Shaqaaqo Maanta ka Dhacday Magaalada Kismaayo ku eedeeyay wasiirka Difaaca ee DFS Cabdixakiin Fiqi.
Dowlada Federaalka ayaa lagu eedeeyay inay kala qeybinayso ciidamada Jubbaland iyadoona hub isugu dhiibtay.
Dhagayso Wareysiga Sarkaalka Eedaynta Ujeediyey Wasiirka Difaaca.