Odayaasha Beesha Cowramaleh oo Shir Jaraaid ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa eedayn Dusha uga Tuuray Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Odayaashu waxay sheegeen in Masuuliyada Dhibaatadii Kismaayo ka dhacday Ay Masuul Ka Yihiin Wasiirka Gaashaandhiga ,Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Weliba Xildhibaan Xoosh.