Haweeney xirneyd walxaha qarxa oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Kismaayo.
Ciidanka AMISOM iyo kuwa maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo ayaa saaka qabtay haweeney xirneyd suunka qarxa oo damacsaneyd inay weerar ismiidaamin ah ka geysato gudaha xarunta jaamacadda ee...
View ArticleCali Dheere”Dhacdada Bosaaso ka dhacday waa dhacdo Aanan ka dhicin Wadamada...
Afhayeenka guud ee kooxda Al-shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay Malayshiyaad ka tirsan Kooxdooda oo malinimadii shalay Maxkamadda Ciidamadda Maamulka Puntland ay ku fulisay Dil...
View ArticleDoodii ugu xiisaha Badneyd Sanadkaan ee Arimaha Soomaaliya(Video).
Doodii ugu xiisaha badneyd Sanadka 2013. Aqoonyahan Ismail Dirie, ayaa ka qeyb-galay dood lagu gorfeynayay, Booqashadadii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay Magaalada Garowe Puntland. Mudane Ismail...
View ArticleQaar ka Mid ah Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Beesha Dishiishe oo Bosaaso kulan...
Qaar ka Mid ah Siyaasiyiinta ,Waxgaradka,iyo Aqoonyahanada Beesha Dishiishe ayaa Kulan Waxay ku yeesheen Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Kulankan ayaa waxa soo qaban qaabiyey Qaar ka mid ah...
View ArticleOgaysiis Muhiim Ah :Mudahaarad weyn oo ka dhici doona Magaalada London.
OGEYSIIS DEG DEG: Mudaharaad 7-5-2013 ka dhici doona London Waxaa ummadda Soomaaliyeed la ogeysiinayaa in ururka Sahal iyo qaybaha kala duwan ee jaaliyada UK ay qabanayaan mudaharaad aad u balaaran oo...
View ArticleDalka Holland oo loo caleemo saaray boqor cusub ka dib markii ay boqoratii...
Dalka Holland ayaa waxaa la sheegay in loo caleemo saaray boqor cusub ka dib markii ay boqorada dalkaasi Beatrix ay iska casishay xilkeedii boqornimo kuna waraajisay wiilkeeda curudka Willem-Alexander....
View ArticleGolaha Wasiirada oo ansixiyey taliyeyaasha amniga iyo qorshaha maaliyada dalka.
Golaha Wasiirada oo ansixiyey taliyeyaasha amniga iyo qorshaha maamulka maaliyada dalka Muqdisho, May, 02, 2013… Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya oo uu shir...
View ArticleDowlada Puntland oo Mushaharka shaqaalaheeda ku bixinaysa doollar.
Wasaarada maaliyada ee Dowlada Puntland ayaa sheegtay in shaqaalaheeda ay mushaarka ku siin doonto lacagta doollarka Mareykanka, arrintaas oo ay sababeysay maciishadda oo sare u kacday iyo shilin...
View ArticleWasaarada qorshaynta Puntland oo dejisey qorshaha 5-ta sano ee soo...
Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Dowlada Puntland ayaa maanta 02 May,2013 bilowday barnaamij ku saabsan dejinta qorshaha shanta sano ee soo socda ,kadib kulan ka dhacay xarunta wasaarada ayna ka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo khudbad uu kaga hadlay Ammaanka, Shirka Kismaayo...
Madaxweynaha Somaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad uu ka jeediyay kulan gaar ah oo uu baarlamaanka Soomaaliya maanta oo Khamiis ah; wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin, ammaanka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalaya shirka IGAD ee Addis Ababa.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalaya shirka madaxda waddamada Urur-goboleedka IGAD oo maanta ka furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Afhayeenka...
View ArticleOgaysiis :Mu’ tamarkii 6-Aad ee jaaliyada Soomaaliyeed Holland iyo nawaaxigeeda
Taariikhda: 8 ilaa 12 May 2013 Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii L6aad, kaas oo loogu talo galay in lagu...
View ArticlePuntland waxay Muujisey geesinimo iyo wadaniyad balse waxaysan samayn...
Dalka soomaaliya waxa laga leeyahay dano guracan oo gumaysi salka ku haysa.danahaas waxaa loo helay dad soomaaliyeed ee loo adeegsado,waan orankaraa guud ahaan soomaali waa la adeegsaday balse lama...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya:: Shirka Kismaayo ha loo beddelo dib-u-heshiisiin.
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka codsaday guddiga qaban-qaabada ee shirka Kismaayo in shirka ay ka dhigaan mid dib-u-heshiisiin iyo wada-tashi ah oo isu soo...
View ArticleDowlada Puntland oo Warsaxaafadeed kasoo Saartey Shirka Soomaalida ee London.
Dowladda Puntland ayaa sheegtey markii ugu horeysey inaysan ka qaybgaleen shirka London ee Somalia taageerada looga raadinayo Beesha Caalamka oo furmi doona 7 May,2013. War saxaafadeed ka soo baxay...
View ArticleShirkii Urur Goboleedka IGAD oo lasoo Gabagabeeyey(Sawiro).
Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobia ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii Urur goboleedka IGAD, iyadoona madaxweynaha Soomaaliya uu kulamo gaar gaar ah kukla yeeshay Adis Ababa madaxda Itoobiya...
View ArticlePuntland Government Position on London Conference II for Somalia.
Puntland State of Somalia Puntland Government Position on London Conference II for Somalia. PRESS RELEASE 03 May 2013 Puntland Government values the commendable efforts and role Her Majesty Government...
View ArticleSOMALI ANTI-PIRACY INFORMATION CENTRE (SAPIC) 1ST TOWN HALL MEETING ON PIRACY.
SOMALI ANTI-PIRACY INFORMATION CENTRE (SAPIC) 1ST TOWN HALL MEETING ON PIRACY Maritime Piracy: It’s implication on the Somali youth and socio-economic development in Somalia May 3, 2013, Mogadishu,...
View ArticleHay’adda Wadooyinka Puntland oo dib u furtay Wadooyin Biyo Xireen(Sawiro).
Hay’adda wadooyinka Puntland waxay furtay 05/05/2013 toga Ceeldoofaar saacadu markay ahayd 1saac oo subaxnimo ee saakay iyadoo toggaasi u xirmay shalay 04/05/2013 hakiyayna isu socodkii gaadiidka...
View ArticleUhuru Kenyata oo ka qeybgalaya Shirka Soomaalida ee London.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa la filayaa inuu ka qaybgalo shirka London ee arrimaha Soomaaliya oo 7-da bisha furmaya, wargayska The Guardian ayaa sidaas qoray. Xafiiska arrimaha dibadda...
View Article