Ra’iisul Wasaaraha oo Bogaadiyay tabobarada ciidanka ee wadanka Guddihiisa.
Ra’iisul Wasaaraha oo bogaadiyay tabobarada ciidanka ee wadanka guddihiisa Muqdisho, April 28, 2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta tilaabo...
View ArticleMarkab uu leeyahay Ganacsade Soomaaliyeed oo ku soo Caariyey xeebta Magaalada...
Markab uu leeyahay ganacsade Soomaaliyeed ayaa ku soo caariyey xeebta Magaalada Cujmaan ee Wadanka Imaaraatka Carabta. Markab nooca xamuulka qaada ah oo dhowaan ku soo Kusoo Caariyey Xeebta Magaalada...
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhoweyey Garoowe(Sawiro).
Madaxweynaha DF Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyey magaala madaxda Puntland Garowe ,waxana wehelinayey xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo barlamanka Somalia....
View ArticleDhegayso Shir Jaraaid oo ay Wada qabteen Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne...
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliyaa Xasan Shiikh Maxamuud ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyey magaala madaxda Puntland Garowe ,waxana wehelinayey xubno ka tirsan...
View ArticleXarunta Madaxtooyada Dowlada Puntland oo Shir ka Socdo(Sawiro).
Xarunta Madaxtoyada Puntland ee Garowe ayaa waxa ka socda shirar ay leeyihiin madaxda DF Somalia iyo Puntland. Guddi ka kooban labada dhinac ayaa isla gorfeynaya qodobo ay ka midyihiin wixii ka fuley...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo lagu Wado in uu Gaaro Magaalada Kismaayo.
Waxaa si Habsimi leh Magaalada Kismaayo oga soconaya soo xulista Ergada ka qayb galaysa Shirka Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana lagu wadaa Maalmaha soo socda in la dhamaystiro...
View ArticleGolaha Wasiirada oo ka deyriyay xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka...
Muqdisho, April 29, 2013—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii ay yeesheen uga hadleen xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen, waxaana...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo kulan la Yeeshay Isimada Kasoo jeeda gobolada...
Madaxweynaha DF Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Maanta Gelinkii Dame Waxa uu kula shirey Garowe Issimo ka soo jeeda gobolada Sool ,Sanaag iyo Cayn. Issimadan ayaa welwel ka muujiyey qaabka...
View ArticleKulankii u socday Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Xassan oo Lasoo...
Kulan Saacado Badan qaatay oo Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland uga socday Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland ayaa Daqiiqado ka hor Lasoo Gabobagabeeyey. Markii uu...
View ArticleQaramada Midoobay oo Ergay Cusub u Magacawday Soomaaliya.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa maanta ku dhawaaqey magacaabista Mr Nicholas Kay oo u dhashey dalka Britain inuu noqdo wakiilkiisa gaarka ah ee Arrimaha Somalia. Mr. Kay waxaa uu...
View ArticleHalkan ka Daawo War-Saxaafadeedkii Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madaxweyne...
Halkan Hoose ka Daawo Warsaxaafadeed ay si wada Jir ah u qabteen Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed...
View ArticleAl-Shabaab oo Dhoolatus Mulateri kusoo Bandhigay Degmada Baraawe(Sawiro).
Xoogag ka tirsan ururka Al-Shabaab oo tababar loogu soo gabagabeeyay deegaanka deegaanka Ambareeso oo ka tirsan degmada Baraawe ayaa soo bandhigay awood milateri, kuwaasi oo la sheegay iney u...
View ArticleKulan ku saabsan Adkeynta Amaanka Degmada Waaciye oo lagu qabtay xarunta...
Kulan ku Saabsan Adkeynta Amaanka Degaanka Degmada Waaciye iyo Nawaaxigeeda ayaa Waxa lagu qabtay Xarunta Maamulka Degmada Waaciye. Kulankan oo uu Shir Gudoominayey Duqa Degmada Waaciye...
View ArticleBosaaso:Puntland oo ku toogatay 13 ruux oo Maxkamadi ku heshay dambi...
Ciidamada Dowlada Puntland ayaa maanta meel fagaare ah ku toogatay 13 ruux oo horay maxkamadi ugu xukuntay dil, kuwaasi oo sida dawladdu sheegtay lagu helay dambiyo ku saabsan ka mid ahaansho...
View ArticleWafdigii Gudoomiye Jawaari Oo La Kulmay Madaxda Dalka Turkiga(Sawiro).
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Turkiga ayaa maanta kulammo gaar gaar ah la qaatay...
View ArticleWarsaxaafadeed ku Saabsan tacadiyaadka la gula kaco warfidiyeenada Puntland...
Shirjaraa’id ku saabsan cambaarayn tacadiyaadka lakula kaco warfidyeennada Puntland iyo talo-soojeedin. Garowe, 30, April – Maantay oo taariikhdu ku beegantahay 30-ka April, maalintuna tahay Talaado,...
View ArticleWafdigii Gudoomiye Jawaari oo su’aalo uga jawaabay Ardayda Soomaaliyeed Ee...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdiga uu hogaaminayo ee socdaalka shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa su’aallo uga jawaabay...
View ArticleR. Wasaaraha Soomaaliya oo Munaasabadda 1-da, May Hambalyo U Diray Dhamaan...
R. Wasaaraha Ayaa Munaasabadda 1da, May Hambalyo U Diray Dhamaan Shaqalaaha Soomaaliyeed Muqdisho, 30, April, 2013.. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faraax Shirdoon...
View ArticlePuntland oo soo Bandhigtay Qodobo si Qarsoodi ah looga Saaray Dastuurka...
Maamulka Puntland ayaa Goor dhow Warbaahinta soo Gaarsiiyay Qodobo laga saray Dastuurka qaarna loo bedelay si ka duwan sidii lagu Heshiiyay Shirarkii Road-Map-ka ee Qaybaha Siyaasadda Soomaaliya ee...
View ArticleSaxafiyiinta Puntland oo tababar ugu soo dhamaday Magaalada Garowe.
Saxafiyiinta Puntland ayaa tababar Waxa uu ugu soo dhamaday magaalada Garowe. Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa ku soo idlaaday tababar hay’adda Releif International ay u qabatay...
View Article