Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Kulan ku saabsan Adkeynta Amaanka Degmada Waaciye oo lagu qabtay xarunta Maamulka(Video).

Image may be NSFW.
Clik here to view.
mqdefault
Kulan ku Saabsan Adkeynta Amaanka Degaanka Degmada Waaciye iyo Nawaaxigeeda ayaa Waxa lagu qabtay Xarunta Maamulka Degmada Waaciye.

Kulankan oo uu  Shir Gudoominayey Duqa Degmada Waaciye Mudane.C/salaan Bashiir C/salaan ayaa Waxa Kasoo qeybgalay Odayaal Dhaqameedka ,Ganacsato iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada,Waxaana Looga Hadlay Sidii Amaanka Guud ee Degaanka si wada Jir ah loo Adkeyn Lahaa.
.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles