Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Dhegayso Shir Jaraaid oo ay Wada qabteen Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Xasan.

$
0
0

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka  Soomaaliyaa Xasan Shiikh Maxamuud ayaa si weyn maanta  loogu soo dhoweeyey magaala madaxda Puntland Garowe ,waxana wehelinayey xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo Baarlamanka Soomaaliya.

Soo Dhoweyn ka dib Labada Madaxweyne Waxay Shir Jaraaid ku wada qabteen Xarunta Madaxtooyada Dowlada Puntland.

Halkan ka Dhegayso Shirkii Jaraaid ee Labada Madaxweyne.

22_1

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles