Doodii ugu xiisaha badneyd Sanadka 2013.
Aqoonyahan Ismail Dirie, ayaa ka qeyb-galay dood lagu gorfeynayay, Booqashadadii Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay Magaalada Garowe Puntland. Mudane Ismail Dirie, ayaa si qoto dheer u gorfeeyay Mowiqfka Puntland. Doodan ayaa lagu soo bandhigey arrimo muhim ah waxana ey doodu aheyd mid aan waxba la isula harin.
.