Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guriceel oo laga mamnuucay in Geela laga iibsado meel ka baxsan Seyladaha.

Maamulka dowladda federaalka Soomaaliya ee degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa mamnuucay in Geela laga iibsado meel ka baxsan seyladaha xoolaha. Guddoomiye ku xigeenka degmada Guriceel, Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu hogaaminayo Proff.Galeyr oo Buursaalax ku sugan.

Xildhibaan Cali Khaliif Galayr iyo wafdi uu hoogaaminayo ayaa si diiran galabtay loogusoo dhaweeyay deegaanka Buursaalax ee gobolka Mudug. Cali Khaliif Galayr oo wadahadal iyo talo u yimid gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kampala: Gabar Soomaali ah oo lagu hayo kaniisad oo dacwaddeeda socoto.

Maxkamada  darajada koowaad  ee dalka Uganda ayaa guda gashay dhagaysiga dacwad ku saabsan  gabar soomaali ah oo  3 sano jir ah oo gacanta ugu jirta dad maamula kaniisad ku taalla magaalada Kampala ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jabuuti oo xaflada bixinta gabadhiisa ku marti qaaday madaxda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maalinta beri gabar uu dhalay bixinaya, waxaana xafladda meherka gabadhiisa lagu marti qaaday Siyaasiyiin iyo shaqsiyaad caan ah oo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg deg ah: Xildhibaanad Saada Cali Warsame oo Muqdisho lagu dilay.

Kooxo hubaysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dilay Alla Ha u naxariista Saado Cali Warsame, oo ka mid aheyd xildhibaanada golaha baarlamaanka Soomaaliya. Marxuumad Saado Cali Warsame ayaa sida la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiwali: “Xildhibaanad Saado Waxay ahayd Wadinyad ay dadka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa, kan Xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed, ka tacsiyeeyey dilka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo qaabkii loo diley Marxuumad Saado Cali Warsame.

Rag ku hubaysan hub  Culus ayaa si bareer ah  rasaas Xoog badan ugu furay Xildhibaanad Saado Cali Warsame iyo Darawalkeeda Bartamaha Magaalada Muqdisho. Marxuumada Saado Cali Warsame ayaa isla goobta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/weli Gaas oo Baarlamaanka Hor-tegay(Sawiro).

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Hortagay Golaha Wakiilada Puntland si uu ugu soo bandhigo waxqabadka dowlada su,aalana uga waydiiyaan. Madaxwayne Cabdiwali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Saado Cali.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, ehelada, qarabada, xildhibaanada baarlmaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed Marxuumad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Proff.C/risaaq Cismaan Xasan(Juurille) oo ka tacsiyeeyey Geeridii...

Xildhibaan Proff.C/risaaq Cismaan Xasan(Juurile) oo khadka Telefoonka Warbaahinta Raadreeb kula soo Xariiray ayaa ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo maanta Muqdisho lagu dilay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland oo ka wada hadlay...

Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya Mudane.C/weli Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) oo Khadka Telefoonka ku wada xariiray ayaa ka wada hadlay halka lagu Aasi Doono...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cidii ka danbaysay dilkii Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo sheki badan...

Cidii ka danbaysay dilkii Alla How Naxariistee Xildhibaanad Saado Cali Warsame ayaa sheki badan Abuuray. Warbaahinta  Soomaalida gaar ahaan Websetyada ayaa waxa lagu Daabacay Warar sheegaya in dilka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dilkii Xildhibaanad Saado Cali Warsame Oo Saamayn Weyn Ku Yeeshay Bulshada...

Dilkii Xildhibaanad  Saado Cali Warsame  ayaa waxa uu saamayn weyn ku yeeshay qaybaha bulshada Somaliyeed, iyadoo shakhsi kasta oo Soomaali ahna uu walaac xoogan ka muujiyay dilkeedii. Waxay ahayd 2:12...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiwali Shiikh oo Maanta ka qayb galay Aas Qaran oo loo...

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuumad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho, waxaana salaada Janaasada kula tukaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay xaaladda ammaan ee dalka(Dhegayso).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa shir guddoomayay kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirrada waxaana looga hadlay xaaladda ammaan ee dalka. Afhayeenka Xukuumadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo Muqdisho Wafdi udirtey si ay uga qeyb noqdaan Baaritaan lagu...

Dowlada Puntland ayaa wafdi isugu jira Wasiiro,xildhibaano iyo Odayaal dhaqan udirtey Magaalada Muqdisho,si ay uga qeyb noqdaan baaritaan Guud oo lagu Sameyn doono Sidii  uu u dhacay Dilkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Golaha Wasiirada Oo Galabta Lagu Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee...

Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa looga hadlay xaaladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise Sangub oo Si Kooban uga hadlay Shakhsiyadii iyo...

Waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada muqdisho Meydkii Xildhibaanad  Saado Cali Warsame iyo Howl-wadeen C/laahi Xuseen Yabaroow qabuuraha isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayadoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixintii Labaad ee Guddiga Maamulka Maaliyadeed.

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta ka hadlay warbixintii labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed (FGC) oo la soo saaray 15-kii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Middle Shabelle Region: Radio Jowhar Given 24 Hour Ultimatum to Vacate its...

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply concerned about the decision of the Middle Shabelle Governor to evict Radio Jowhar from its premises within24 hours, a decision deemed as...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live