Rag ku hubaysan hub Culus ayaa si bareer ah rasaas Xoog badan ugu furay Xildhibaanad Saado Cali Warsame iyo Darawalkeeda Bartamaha Magaalada Muqdisho.
Marxuumada Saado Cali Warsame ayaa isla goobta ku geeriyootay.
Marxuumad Saado Cali Warsame ayaa Waxa ay soo baxday HOTEL ay daganeyd oo ku yaalay agagaarka daarta Taree Biyaano ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in rag hubaysan oo watay gaari ay rasaas ku fureen gaarigii ay xildhibaanada saarnayd.
Kooxihi dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta ay dilka ka geystaan, waxaan la xaqiijiyey in sidoo kale uu isla goobta uu ku geeriyooday darawalkii u waday gaarigii ay la socotay.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Source:-Allssc.