Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland: NUSOJ Supports Media Community in Puntland, Calling Puntland...

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), supports calls from Media Association for Puntland (MAP) and the media fraternity in Puntland, calling for the Puntand president not to sign the recent...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarad Algeria Laga Leeyahay oo Burburtay.

Diyaarad ay leedahay shirkada diyaaradaha ee Algeria oo ay saarnaayeen boqol iyo dhowr iyo toban ruux ayaa burburtay. Hay’adda duulimaadyada Algeria ee, Air Algerie, ayaa sheegtay in ay lumisay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xamas oo shardi ku xirtay Xabad joojinta ka dhaqan gasha marinka Gaza.

Hoggaamiyaha ururka Xamas Khaalid Mashcal ayaa wareysi gaar ah oo uu BBC-da siiyay ku sheegay in ay doonayaan xabbad joojin degdeg ah, balse ay la socota in xannibaada laga qaado marinka Gaza. Mashcal,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Ciidanka Qalabka Sida Oo Sheegay In Dad La...

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida C/raxmaan Maxamed Tuuryare, ayaa waxa uu daboolka ka qaaday inay jiraan dad la tuhunsan yahay, oo loo soo qab qabtay dilkii Saado Cali Warsame....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Mombasa Oo Xalay Lagu Dilay Haweeney U Dhalatay Dalka...

Niman hubeysan ayaa  waxay Magaalada Mombasa ay ku dileen haweeney u dhalatay dalka Jarmalka, xilli ay Khamiistii uun gaartay Magaaladaasi. Laba nin oo bistoolado ku hubeysnaa, ayaa haweeneydaan iyo in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Burburka diyaaraddii Algeria oo la Helay.

Waxaa dalka Mali laga helay burburka diyaaraddii laga lahaa Algeria ee la waayay Khamiistii shalay ahayd xilli ay dulmareysay hawada Waqooyiga Mali. Diyaaradda oo kasoo duushay caasimadda Burkina Faso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labo Cunug oo ku Geeriyooday Baraag Biyood Magaalooyinka Xidda iyo Waaciye.

Labo cunug oo ugu geeriyooday baraag ay ku dheceen magaalooyinka Xidda iyo Waaciye. Wararka aan ka helayno deegaanada xidda iyo waaciye oo ka tirsan gobolka karkaar ee deegaanada Puntland ayaa sheegaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdigii Dowladda Puntland U Dirtay Muqdisho Oo Maanta Soo Siyaartay Qabriga...

Iyada oo maalinkii shalay ay magaalada Muqdisho gaareen wafdi ballaaran oo kasoo kicitamay magaalada Garowe ee casimaddaDowladda Puntland wafdigaas oo isugu jiray wasiiro, odayaal dhaqameed iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Faransiiska oo ka hadlay shilka Diyaaradii Algeria.

Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa sheegay inaaney jirin dad ka badbaadey burburka diyaaraddii Shirkadda Air Algerie ee ku dhacdey Mali iyadoo siday 116 qof. Unug ka tirsan milatariga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lix Gaari oo loogu Deeqay Booliska Gobolka Bari.

Booliiska Gobolka Bari ee Dowlada  Puntland  ayaa maanta la wareegay  xarumo loo dayac tiray iyo gaadiid loogu deeqay. Xarumaha la dayac tiray waxa ka mid  ah xarunta qeybta Booliiska ee gobolka Bari,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waftigii Dowladda Puntland ee Muqdisho Kusugnaa oo Kulamo Laqaatay Madaxda...

Waftigii Kasocday dowladda Puntland ee magaalada Muqdisho u tegey aaskii Xildhibaan Saado Cali Warsame ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaliya Kulan afur ah kula qaatay Madaxda ugu saraysa Dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal Muhiim Ah:- Gaza iyo Carabi kala war la’a !!

Maqaal: Gaza iyo Carabi kala war la’a !! Qofna kama Qarsooneyn wixii ka dhacay Magaalada Gaza ee Dhulka reer Falastiin , Hub nooc kasta ayaa lagu Garaacay iyadoo ay Daawanayeen Malaayin Muslimiin ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garaad Saleebaan Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta Garoowe lagu Soo...

Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland ayaa maanta waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay Wafti balaaran oo uu hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed . Soo dhaweynta Waftigaasi waxaa ka qayb...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cabdiweli: “Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabtu waxay jawaab...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta ka guddoomay dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta deeq raashin ah oo loogu talagalay in lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Gaas oo Booqday Dhaawaca Askar katirsan Ciidanka Puntland oo gaari...

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Cisbitaalka Weyn ee Magaalada Garoowe ku booqday Dhaawaca  askar katirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gaari ciidan uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo Ogolaaday in Radio Jowhar dib u Howlgalo.

Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyay go’aanka Maamulka gobolka Shabeelada Dhexe uu ku ogolaaday in Idaacadda Radio Jowhar dib loo howlgeliyo kadib 24 Saac oo ay Hawada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbaahinta Mareykanka oo si qoto dheer uga hadashay dilkii loo geystay...

Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa waxay  si qoto dheer uga hadashay dilkii loo geystay marxuumad Saado Cali Warsame iydoona ay Soomaalida ku nool dalkaas Mareykanka ay ka codsadeen dowlada Mareykanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha Dowlada Puntland oo ka Cawday Mushahar La”aan Baahsan(Dhegayso).

Shaqaalaha Dowlada Puntland ayaa afka qeylo ku shubtay xilli ay soo dhow-dahay Iida Muslimiinta, islamarkaana cabasho xoogan kasoo gudbiyey mushahaarooyinka ka maqan muddo afar bilood ku dhow. Jaamac...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxtooyada Somaliland oo beenisay inuu xanuunsan yahay Madaxweyne Siilaanyo.

Madaxtooyada maamulka Somaliland ayaa beenisay warar ay toddobaadkaan baahiyeen bogagga internet-ka ee Soomaalida, kuwaas oo ku saabsanaa in ay liidato xaaladda caafimaad ee madaxweynaha maamulkaas,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Puntland ee dalka Ingiriiska oo tacsi udirey Eheladii AH Marxuumad...

Halkan Hoose ka Daawo Jaaliyada Puntland ee dalka ingiriiska oo Tacsi udiraya Eheladii iyo Qaraabadii Asxaabtii ay ka Geeriyooday Marxuumad Saado Cali Warsame oo dhowaantan lagu diley Magaalada Muqdisho.

View Article
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live