Quantcast
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas oo Muqdisho kulan kula qaatay maanta Danjiraha Dawladda Turkiga u...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga Casimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Maanta 31 December 2016 waxa uu kulan kula qaatay magaalada Muqdisho danjiraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay Labo Qof oo Cudurka dilaaga Ah...

Hay’adaha amniga Puntland ayaa maanta gacanta ku so dhigay labo qof oo lagu eedeyay inay gudaha Puntland ku faafinayeen cudurka AIDS-ka sida ay shaacisay hay’adda la dagaalanka cudurka AIDS-ka ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliye ku Xigeenkii Madaxtooyada Soomaaliya oo La dilay.

Sida ay noo sheegeen dad goobjoogayaal ah toogasho ayaa ka dhacday madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia, halkaasi oo la sheegay in lagu bartilmaameedsaday mid ka mid ah saraakiisha madaxda ka aha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas oo Muqdisho kulan Kula Yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobey Uqaabilsan...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo  ku sugan magaalada Muqdisho  ayaa maanta 31 December 2016 magaalada muqdisho kulan kula qaatay wakiilka qaramada midoobey u qaabilsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanada Dawlada Federaalka Soomaaliya oo Ansixiyay lacagaha ay...

Xildhibaanada Baarlamaanka Dawlada Federaalka Soomaaliya  ayaa dood dheer kadib waxa ay ku ansixiyeen in Musharaxiinta u taagan xilka Madaxaweynaha Soomaaliya laga qaado lacag dhan 30 kun oo Dollar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta dooranaya guddiyada doorashada gudoonka...

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii seddexaad ku yeelanaya xarunta baarlamaanka, waxaana kulanka looga hadlayaa arimo dhowr ah. Sida qorshaha uu yahay xildhibaanada ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorashadii xubnaha aqalka hoose ee gobolada W/qooyi oo Muqdisho dib uga...

Kaddib todobaadya hakad uu ku yimid doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobollada W/qooyi, ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ka sii socto magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Doorashadan ayaa waxaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas oo Magaalada Muqdisho Hambalyada Sanadka Cusub Shacabka Reer Puntland...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Hambalyo kasoo diray magaalada muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa maanta 01 January 2016 ugu hambalyeeyey guud ahaan shacabka reer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

15-Xubnood oo ka Mid Ah Baarlamaanka Soomaaliya oo Loo Magacaabay guddiga...

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xarunta golaha Shacabka waxay ku magacaabeen guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka. Gudiga xildhibaanada baarlamaanka isku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kororso Aqoontaada:-Su”aalo iyo Jawaabo Aqoon Guud Ah.

Halkan Hoose ka Akhriso Su”aalo iyo Jawaabo Aqoon Guud Ah oo  Warbaahinta Raadreeb.com Asbuucii Mar ay idiin soo Gudbiso. Su”aalaha iyo Jawaabaha oo Isku Hoos Qoran Halkan Hoose ka Akhriso. S1-Sheeg...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Ku Xigeenka Maaliyada Puntland oo ka hadlay Tayaynta Canshuuraha...

WASIIR KU XIGEENKA WASAARADA MAALIYADA PUNTLAND ENG.AXMED YAASIIN SAALAX AYAA  KA HADAL ARIMO KU AADAN TAYAYNTA CASHUURAH PUNTLAND. HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIR JARAAID OO WASIIRKU KU QABTAY MAGAALADA...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbaahinta Raadreeb.com oo 9-Xubnood u Aqoonsatay Shakhsiyaadka Sanadkii...

Sannad waliba  oo soo mara nolosha aadanaha, wuxuu wataa saamayntiisa, isagoo si gaar ah u taabta qofka ama Bulasho  kuwada nool, hal Qaarad, Hal Waddan,Hal Gobolka ama Magaalo, taasoo noqota arrin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland iyo Galmudug oo heshiis Nabadeed Muqdisho ku kala Saxiixday.

Madaxda maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ku saabsan xiisadaha iyo colaadaha ku soo laalaabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Heshiiska oo dhigaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare Cumar C/rashiid iyo Xildhibaan Proff.C/risaaq Cismaan...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Xildhibaan Proff.C/risaaq Cismaan Xasan(Jurille) ayaa kormeer ku tagey xafiisyo cusub oo loo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Cashar Diini oo uu inoo Akhrin Doono Shiikh Ibraahim Xirsi(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Tafsiirka Quraanka Suuratul Najmi,bal si aynu uga nasano Dhacdooyinka Caalamka ka dhacaya ee Xasaradaha Xambaarsan. Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Raadreeb.com Waxay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Sacuudi Carabiya oo Qaadanaysa 10.000 oo Shaqaale Soomaali Ah.

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa dhawaan bilaabeysa daabulida 10,000 oo shaqaalo Soomaali ah, kuwaasi oo si sharciyeysan kaga shaqeyn doono magaalooyinka dalka Sacuudiga. Dowladdaha Soomaaliya iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labo Qarax oo ka dhacay Nawaaxiga Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Warar hada na soo gaaraya ayaa sheegaya in labo qarax oo waaweyn goor dhaw ka dhaceen naxaawiga garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Qaraxyadan ayaa lagu waramayaa in ay ahaayeen kuwo loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya oo diyaarinaya Moshin.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ee dhawaan lasoo doortay ayaa diyaarinaya mooshin ay ku dalabanayaan in la fasaxo 5-xildhibaan oo laga soo doortay gobollada dalka kuwaasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Qaban Qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo shaaciyey...

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Baarlamaanka golaha shacabka iyo labadiisa ku xigeen ayaa shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada Afhayeenka Baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa. Guddiga waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliska Saldhiga Booliiska ee Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari oo lagu...

Taliska Saldhiga Booliiska ee Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari ayaa maanta lagu Wareejiyay Gaari Ciidan oo Bulshada Loogu Adeegi doono. Halkan Hoose ka Daawo Munaasabad Lagu Wareejiyey Gaarigan oo Gudaha...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live