Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya oo diyaarinaya Moshin.

$
0
0

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ee dhawaan lasoo doortay ayaa diyaarinaya mooshin ay ku dalabanayaan in la fasaxo 5-xildhibaan oo laga soo doortay gobollada dalka kuwaasoo dib loo celiyey.

Xildhibaanada ayaa qaarkood sheegay in aan dib loogu laaban doorashada Xildhibaanadaas isla markaana loo oggolaado in ay kasii mid ahaadaan gollaha Shacabka.

Waxa ay sheegeen haddii ay dhici weydo in ay mooshin ka keenayaan ,balse mooshinkaas ayey ku tilmaameen in uusan ahayn mid wax duminaya balse ay ku doonayaan inaad la rebin Xildhibaanadaas.

Xildhibaanadan ayaa sidoo kale soo jeediyey in go’aanka Xildhibaanadaas lagu celinayo loo daayo Baarlamaanka cusub si ay go’aan uga gaaraan Xubnahan doorashoodu muranku ka taagan yahay.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles