Halkan Hoose ka Akhriso Su”aalo iyo Jawaabo Aqoon Guud Ah oo Warbaahinta Raadreeb.com Asbuucii Mar ay idiin soo Gudbiso.
Su”aalaha iyo Jawaabaha oo Isku Hoos Qoran Halkan Hoose ka Akhriso.
S1-Sheeg Buuraha Daalo iyo Gacan Libaax Meesha ay ku yaallaan?
J1-Waxay ku yaallaan Dhinaca Galbeed ee Buuraha Golis.
S2-Sheeg Meesha ay ku taallo Buurta Surad?
J2-Waxay ku taallaa Gobolka Sanaag.
S3-Sheeg Dhererka Buurta Surad?
J3-Dhererka Buurta Surac Waa 2800M.
S4-Sheeg Meesha Laga Helo Geedaha Soo Socda:-
1-Dhamaska 2-Canjeelka 3-Dhosoga iyo Dayibka?
J4-Waxa Laga Helaa Buuraha Daallo iyo Ganac Libaax.
La Soco Asbuucyada Soo Socda Su”aalo iyo Jawaabo kale oo Isugu jira Diini iyo Aqoon Guud.
Abdullahi Sayidka -Raadreeb.com-Holland.