Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Maraykanka oo Ciqaabi Doonta Muwaadiniinteeda ku Lug Yeesha...

Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay ka go’an tahay hanaan doorasho oo sax ah oo laga hir-geliyo dalka Soomaaliya. Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta twitter-ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran oo la kulmay Hay’adaha Caalamiga ah...

Guddigga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran oo uu gudoomiye u yahay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ayaa la kulmay UNka, deeqbixiyayaasha, iyo hay’adaha caalamiga ah, shirka ayaa waxaa looga hadlay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Liyuu Booliiska Itoobiya oo dilay Sadex Askari oo Puntland Ah.

Ciidamada maamulka Soomaalida Itoobiya ee Liyuu booliiska ayaa lagu waramayaa in  deegaan lagu magacaabo Dundun oo ka tirsan gobolka Mudug, islamarkaana dhaca xadka Itoobiya iyo Soomaaliya ku dileen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hoggaamiyeyaasha Madasha oo dib u dhigay 18-kii xubnood ee lagu kordhigay...

1. MHQ waxay hambalyo u direysa Xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya oo uu u qabsoomay Munaasabadda kulanka Kafadhigooda koowaad oo uu rasmi ahaan ku dhismay Aqalka Sare isla markaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muslimiinta Nigeria oo diiday xeer ragga iyo dumarka dhaxalka u simaya.

Sheekha ugu sarreeya culimada Muslimiinta Nigeria ayaa ganafka ku dhuftay xeer cusub oo dhigaya sinnaanta ragga iyo dumarka, kaas oo la doonayo in lagu simo saamiga dhaxalka ee ragga iyo haweenka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Ingariiska oo u digtay cidii ku xad gudubta doorashada Soomaaliya.

Dawlada Ingariiska ayaa u digtay cidii ku xad gudubta doorashada Soomaaliya. Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Harriett Mathews  ayaa ka jawaabtay farriintaa ayadoo sheegtay in sidoo kale Qodobka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

International Community Gravely Concerned over decisions of National...

The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development, Belgium, Italy, the Netherlands, Sweden, the United Kingdom and the United States are gravely concerned...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dalka Philippine”Sarkaalkii Musuqmaasuq Lagu Tuhmo Diyaarad...

Madaxwaynaha dalka Philippine, Rodrigo Duterte ayaa ugu hanjabay saraakiisha musuqa ah in uu ka soo tuuri doono diyaarad hawada maraysa, isaga oo sheegay in uu sidaas sameeyay hadda ka hor. Wuxuu sii...

View Article


Taliska Booliiska Ee Gobolka Bari oo ka hadlay Howlgallo Magaalada Bosaaso ka...

Taliska Ciidamada Booliska ee G/bari ayaa faahfaahin ka bixiyey Howlgalkii Maalmahanba ka socday magaalada Boosaaso,kaas oo  lagu soo qab qabtay kooxo kala duwan, Baarisna ay ku socoto qaar kood dadkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaalada Abaareed ee Deegaanada Puntland ka jirta oo gaartay Heerkii Ugu...

Xaalada Abaareed ee ka jirta deegaanada Puntland ayaa gaartay Heerkii ugu Adkaa ama ugu Xumaa Abid. Boqolaal Qoys oo Reer guuraa ah ayaa soo gallay Magaalooyinka Gaalkacyo,Garoowe,Qardho,Waaciye iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray Isbitaalka Martini(Sawiro).

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Martini ee ciidammada Naafada ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso-Shariif Xasan”Waxaan Rajeynayaa in aan dalka Madaxweyne ka Noqdo”

Xubnaha Madasha Hogaanka Qaran ee Soomaaliya ayaa dib u dhigay fulinta 18-kursi oo dheeri ah oo ay horey u sheegeen ii lagu kordhiyey Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya. Warsaxaafadeed xalay kasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyeyaasha Madasha Qaranka oo Lagu eedeeyey inay Wax ka bedel ku...

Hoggaamiyeyaasha Madasha Qaranka ayaa lagu eedeeyay inay doonayaan inay dastuurka ka saaraan Qodobka 72aad si kuraas loogu kordhiyo Aqalka Sare. Arinkaa ayaa la sheegay inay go’aansadeen kadib shirar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maraykanka oo dalkiisa Ka Eryey 35-Diblomaasi oo Ruush Ah.

Madaxweyne Obama ayaa amar ku bixiyey in la eryo 35 diblomaasi oo Ruush ah, taasoo jawaab u ah wax uu ku tilmaamay bahdilka ay xukuumadda Ruushku ku hayso saraakiil Maraykan ah iyo arrimihii weerarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland oo Degmada Taleex Timid.

Wafti balaaran oo ka kooban xukuumada Somaliland iyo xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa booqasho ku tagey maalintii shaley 29 Dec,2016 gobolka Sool. Waftigaan oo safarkoodu khuseeyo uu kuurgalida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyihii Boko Haram oo soo Hadlay,Xili Dawladu ay Sheegtay inay dishay.

Hogaamiyaha Boko Haram Abubakar Shekau ayaa kasoo muuqday cajalad video ah, isaga oo inkiriyey sheegashada dowladda ee aheyd inay Duqayn Cirka ah ku dishay. Shekau oo ku hadlayey luuqadaha xoowsaha iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta soo Magacaabaya gudiga doorashada guddoonka...

Xildhibaanada baarlamaanka ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka, waxayna noqonayaan baarlamaankii 10-aad oo shir ku yeesha xarunta golaha shacabka. Sida uu sheegay guddoomiyaha KMG ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Donald Trump oo amaan Ujeediyey Madaxweynaha Ruushka.

Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump ayaa ku ammaanay talaabada u qaaday madaxweynaha Ruushka Mr Putin ee ah in uusan ku dayan dowladda maamulka Obama oo horay u ceyriyay diblumaasiyiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Burundi oo sheegtay inay Ciidamadeeda kala baxayso dalka Soomaaliya.

Dawlada dalka Burundi ayaa sheegtay inay Soomaaliya ka saarayso ciidamo 5000 ka badan kadib markii gunooyinkii laga goostay. Ciidamadaa ayaa dhan 5500. Shalay Jimcihii ayaa dawlada dalkaasi sidaa ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland oo so gabo-gabeeyay Tirokoobida...

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa so gabo-gabeeyay Wajigii kobaad ee tirokoobida Ciidamada Booliska Gobalka Mudug kadib Muddo Todobo cisho ah oo ku sugnaa...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live