Taliska Ciidamada Booliska ee G/bari ayaa faahfaahin ka bixiyey Howlgalkii Maalmahanba ka socday magaalada Boosaaso,kaas oo lagu soo qab qabtay kooxo kala duwan, Baarisna ay ku socoto qaar kood dadkii lagu soo qabtay Howlgalkii ka socday Xaafadaha Magaalada Bosaaso.
Taliye kuxigeenka Qaybta Booliska ee G/Bari Axmed Abshir Axmed (jaraale.) ayaa waraysi siiyey Radio Daljir waxa uu yiri sidatan.